2 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Baydhabo Ka Furtay Xarunta Iskuduwidda Howlaha Gargaarka Qaramada Midoobay ayaa xarun iskuduwidda howlaha gargaarka ee abaarta waxa ay ka furtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Furitaanka xaruntan ayaa QM waxa ay ku sheegeysaa in ulajeedka loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 15 Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Ciraaq Qarax ka dhacay waddanka Ciraaq ayaa waxaa ku dhimatay 15 qof, halka ay ku dhaawacmeen 33 kale, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee Ciraaq. Qaraxa ayaa waxa uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraynka Oo Aaladaha Qaar Ka Mamnuucay In Lala Raaco Diyaaradaha Dowladda Maraykanka ayaa waxay ka mamnuucday dadka musaafiriint ah ee ka imaanaya 8 dowladood oo ku yaallo bariga dhexe iyo waqooyiga qaaradda Africa inay diyaaradaha ay la raacaan qalabka Tiknoloojiyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna: Waxaan Haynaa Gaari Qaraxyo Saarnaa Iyo Shaqsigii Farsameyn Lahaa Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobollada dhexe ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa iyo shaqsi ay sheegeen inuu ahaa farsamo yaqaan qaraxyada ah. C/nuur Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Galmudug Oo Kan Puntland Ku Wareejiyey Maxaabiis Iyo Gaari Lasoo Dhacay Ciidamada Booliiska ee maamulka Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka sameeyay howlgal ay ku baadigoobayeen dad falalka amni darrada ah inta badan ka geysta gudaha magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Ciidamada Ammaanka Oo Howlgallo Dad Kusoo Qabtay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxay howlgallo amniga lagu sugayey ka sameeyeen degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Ciidamada ayaa howlgalkaan waxay ka sameeyeen xaafadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Iyo Imaaraadka Oo Si Rasmi Ah u Saxiixay Heshiiskii Berbera Maamulka Somaliland iyo dowladda Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Abu Dubai waxay si rasmi ah ugu kala saxiixdeen heshiiskii bebera ee muranka badan dhaliyey. Heshiiskan oo ka kooban Lix qodob ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimihii La Dagaalanka Burcad Badeedda Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii la dagaalanka Burcad Badeedda ee maamulkaasi, C/risaaq Maxamed Dirir (Duceysane) Gaas ayaa wareegtada xil ka qaadistan ku sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Geelle: Doorashada Galmudug Waxay Dhacaysaa 28-ka Bishan Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo kamid ah guddi xildhibaanno ah oo baarlamaanka Galmudug u xil saaray qaban qaabada doorashada madaxweynaha ayaa sheegay in 28-ka bishan ay si kama dambeys ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waalidiinta Dhalay Dhallinyaradii Lagu Duqeeyay Badda Yemen Oo Baaq u Diray Dowladda Federaalka Qaar kamid ah waalidiinta dhalay dhallinyaro dhowaan diyaaradaha Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga ku duqeeyeen badda Yemen ayaa iyaga oo la hadlay Goobjoog News, waxay ka warbixiyeen carruurtooda iyo xilligii ugu…