1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta La Kulmaya Dhiggiisa Kenya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo booqasho rasmi ah, islamarkaana qaadan doonta Saddex maalin uga bilaabatay dalka Kenya, ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa lagu wadaa inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii London Oo Sii Kordhay Waxaa kordhay khasaaraha ka dhashay weerar ka dhacay xarunta baarlamaanka UK ee magaalada London, waxaana ku dhimatay 5 qof oo uu ku jiro qofkii weerarka soo qaaday sidoo kale waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Carruur Uu Soo Ritey Cudurka Shuban Biyoodka Oo La Geeyay Isbitaalka Jowhar Waxaa sii kordhaya tirada carruurta uu soo ridanayo cudurka shuban biyoodka kuwaas oo saacadihii lasoo dhaafay la gaarsiinayay isbitaalka weyn ee magaalada Jowhar. Saraakiisha caafimaadka isbitaalka INTERSOS ee magaalada Jowhar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Booyad Shidaal Oo Ku Qaraxday Muqdisho Faah faahin dheerad ah ayaa laga helayaa Booyad shidaal oo maanta si iskeed ah ugu qaraxday degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaare dhaawac ah. Inta la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Abaaraha Oo Soo Badhigay Cadadka Lacagta Ay Bixiyeen, Inta Ay Hayaan Iyo Inta Ay Filayaan Guddiga gurmadka abaaraha ee Heer qaran ayaa maanta soo bandhigay qarashaadka ay ka heleen dowladda Federaalka, Shacabka, Ganacsatada Soomaaliyeed, dalalka caalamka iyo sidoo kale ururada caalamiga ah. Soo bandhigistaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxooti Soomaaliyeed Oo Maanta Dib Uga Soo Laabanaya Kenya Soomaali badan oo qaxooti ku ahaa dalka Kenya ayaa maanta oo Arbaco ah lagu soo waramayaa iney dib ugu soo laabanayaan waddoonka oo muddo badan ay ka maqnaayeen. Dadka maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Washington: Soomaaliya Oo Ka Qeybgalaysa Shir Looga Hadlayo Daacish Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kamid ah dhowr dal oo ka qeybgalaya shir ballaaran oo looga hadlayo ururka Daacish, kaasi oo ka dhacaya magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Sii haya xilka…
2 daqiiqo Sheeko:War Madxweyne Farmaajo Oo Baaq u Diray Xildhibaannada Golaha Shacabka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa baaq u diray xildhibaannada golaha shacabka, kaasi oo ku aadan iney ansixiyaan golaha wasiirada cusub. Farmaajo ayaa sheegay in uu ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Caalim: Shaqooyin Adag Baa Horyaalla Xukuumadda Cusub Aqoonyahan Caalim: Shaqooyin Adag Baa Horyaalla Xukuumadda Cusub Shalay iyadoo lagu dhawaaqay golaha wasiirrada cusub ee xukuumadda Soomaaliya oo weli codka kalsoonida aan ka helin baarlamaanka ayaa siyaabo kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Degmada Baardheere Rag ku hubeysan Bistooldo ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Bardheere ee gobolka Gedo ku dileen qof la sheegay inuu kamid ah dadka deegaanka. Qofka la dilay ayaa magaciisa…