Raggii Afduubtay Markabka Oo Hanjabay Sheeko:Dalka Kooxdii qafaalatay markabka shidaal ee ku sugan degmada Caluula ee gobolka Bari ayaa waxay ku hanjabeen iney sii wadi doonaan qafaalka ay ku hayaan maraakiibta kadib markii ay sheegeen in… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Looga Gudbi Karaa Abaarta Dalka Ka Jirta? Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhallinyarada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen sida ugu haboon ee xilligaan looga gudbi karo abaarta dalka ka jirta. Dhallinyaradan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Bashiir: Abaarta Dalka Ka Jirta Wey Sii Ballaaratay Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo kamid ah guddiga abaaraha heer Qaran ayaa sheegay in abaarta dalka ka jirta ay tahay mid baahday, taas oo sabab u noqotay in dad iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna: Hadda Kadib Waa La Fulin Heshiisyada Aan La Galno Dowladda Maamulka Ahlu-sunna waljameeca ee gobollada dhexe ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya la fulin doono dhammaan heshiisyada ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya. Sheekh Maxamed Shaakir, hoggaamiyaha maamulka Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Wada Hadal La Galeysa Koox Afduubatay Markab Shidaal Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah ay gaaraan deegaanno ku dhow degmada Caluula ee gobolka Bari, halkaasi oo lagu haysto markab shidaal. Cali…
2 daqiiqo Sheeko:War Sawirro: Kulanka Xildhibaannada Aqalka Sare Oo Looga Hadlay Saddex Qodob Kulankii maanta ee xildhibaannada aqalka sare ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay Saddex ajende, waxaana kulanka oo uu shir guddoominayey guddoomiye Cabdi Xaashi C/laahi soo xaadirtay 35 mudane. Furitaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre: Waqtigii Xoolaha Wadanka La Dhacayey Wey Dhammaatay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa sheegay in dalka uu xilligaan galay isbedal aad u weyn islamarkaana la gaaray waqtigii la wada xisaabtami lahaa. Ra’iisul wasaaha oo hadal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Hoteelada Oo Laga Mamnuucay Shirarka Looga Hadlayo Maalgashiga Wareegto kasoo baxday maamulka Somaliland ayaa lagu Hoteellada ku yaalla deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo waxaa looga mamnuucay in lagu qabto shirarka sida gaarka ah looga hadlayo arrinta ku aadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madax Iyo Shacab Muqdisho Ku Oogay Salaad Roob Doon Ah Boqolaal ruux oo isugu jira rag iyo dumar ayaa maanta oo Talaado ah waxay isugu yimaadeen barxadda hore ee Masjidka Isbahaysiga Islaamka, halkaasi oo lagu oogayey salad roob doon ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Roob Doon Ah Oo Laga Oogay Muqdisho Goor dhow waxaa masjidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho laga oogey salad roob doon ah, iyadoo mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo sidoo kale culimo Soomaaliyeed ay ka qeybgaleen tukashada…