Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaal Ka Dhacay Degmada Afgooye, Sh/hoose Sheeko:Dalka Xaalad deganaanshiyo ah ayaa laga soo sheegayaa saakay oo Talaado ah degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo shalay gelinkii dambe ay ku dagaallameen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi goor dhow uu ka bilawday dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo 3 Milyan Ugu Deeqday Gurmadka Abaaraha Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo wasiirka arrimaha gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado ee Galgaduud waxay isku raaceen in loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ahlu-sunna Oo Gacanta Ku Dhigey Nin Lagu Eedeeyey Inuu Dilay Qof Shacab Ah Howlgal ay ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud waxay kusoo qabteen nin la sheegay in 18-kii bishan uu deegaan ku dhow degmada Burtinle ku diley nin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hantidhowrka Guud “Hantida Dowladda Lama Hibeyn Karo Lamana Iibin Karo” Hantidhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa ka digey in la hibeeyo ama dad laga iibiyo hantida guud ee Qaranka, isaga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Degmada Kaaraan Oo Cabasho Ka Ah Isbaarooyin Xilliyada Habeenkii Shacabka ku dhaqan degmada Kaaraan ee goboka Banaadir ayaa cabasho ballaaran waxay ka muujiyeen Isbaarooyin xad dhaaf ah oo xilliyada habeenkii ay sheegeen iney dhigtaan rag ku labisan dareeska ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Askari Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Degmada Buurhaab Ee Baay Warar dheeraad ah ayaa la helayaa qarax Miino oo maanta ka dhacay degmada Buurhakada ee gobolka Baay, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Qaraxan ayaa ahaa sida…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka MUUQAAL: Beeraleyda Sh/hoose Oo Xaalad Adag Wajahaya Inaga oo ah koox ka tirsan hay’adda warbaahinta Goobjoog Media Group, ayaan socod ku bixinnay dhul baaxad leh oo uu maro webiga Shabeelle, cidkasta oo na aragtaahi shaki kama gelin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Jowhar Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jira Xoogga Dalka, Booliis iyo Nabad sugid ayaa waxay maanta howlgal wadajir ah ka wadaan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Howlgalkaan ayeey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Mandhera Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Kenya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay magaalada Mandhera ee gobolka NFD. Wararka ayaa waxay sheegayaan in dagaal yahanno…