2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Gedo Oo Kasii Dareysa Iyo Gurmad La’aanta Oo Qeylo Dhaan Laga Soo Saarey Xaaladda Abaarta ka taagan Gobolka Gedo ayaa waxay maraysaa meeshii ugu adkeyd, waxaa dhammaaday daaqii xoolaha, waxaana guray warahii, Ceelashii iyo togaggii biyaha laga heli jirey, waxaana baaba’ay inta badan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch Oo Ku Baaqday In La Baaro Tacaddiyada AMISOM Ka Geysato Soomaaliya Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku baaqday in si degdeg ah baaritaan loogu sameeyo dhibaatooyinka ay ciidamada AMISOM ka geysanayaan gudaha Soomaaliya. Laetitia Bader oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Bilaabay Fulinta Balanqaadyadiisii Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa saxiixay wareegto lagu fulinayo dhisamaha derbiga ku teedsan xuduudka uu Maraykanka uu Koonfurta kula wadaago wadanka Mexico, kaas oo uu horay u balanqaaday inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Madaxweynaha Oo Guddoon Doortey Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen guddiga doorashada madaxweynaha ayeey ku doorteen guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen. Waxa ay guddoomiye u doorteen C/raxmaan Ducaale Bayle oo ka tirsan mudanayaasha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Shaacisey Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Hotel Dayax Wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay khasaaraha ka dhashay weerarkii qaraxyada iyo dagaalka tooska ahaa ee isugu jirey, kaasi oo gelinkii hore ee maanta lagu qaadey Hotelka Dayax ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qaar Kamid Ah Dadkii Ku Dhaawacmay Weerarka Hotel Dayax Oo La Gaarsiiyey Isbitaalka Madiina Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho waxaa la geeyey qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii iyo sidoo kale weerarkii tooska ahaa ee maanta lagu qaadey Hoteelka Dayax ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Labaad Oo Ka Dhacay Hoteel Dayax Ee Muqdisho Qarax Labaad oo aad u xooggan ayaa laga maqlay Hoteelka Dayax oo saaran wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Wariyeyaal ka tirsan Goobjoog News oo halkaasi ka dhow waxay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ismiidaamin Iyo Weerar Toos Ah Oo Lagu Qaadey Hotel Dayax Ee Muqdisho Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay Hoteelka Dayax ee magaalada Muqdisho, kaasi oo la sheegay in loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Qaraxan ayaa waxaa xigey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Balanbal Oo Digniin u Direy Ciidamada Liyuu Boolis Ee Ismaamulka Soomaali Galbeed Maamulka demada Balanbal ee gobolka Galgaduud ayaa digniin u direy ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaali Galbeed, kuwaasi oo ay sheegeen in si sharci darro ah kusoo galaan deegaannada maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Shabellaha Hoose: Isbedal Dhanka Amniga Ah Ayaan Sameyn Donnaa Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in sameyn doonaan isbedal amni degdeg ah kadib markii ay xoogeysatay weerarada Al-shabaab ku qaadeen deegaanno kamid ah gobolkaasi, gaar ahaan degmada Afgooye. Cali…