1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab Oo Lagu Diley Gobolka Gedo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa xoogga dalka ayaa lagu soo waramayaa in howlgal ay ka fuliyeen gobolka Gedo ay ku dileen sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Saraakiisha ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukun Lagu Ridey 5 Dhallinyaro Ah Oo Labo Gabar Ku Kufsaday Goldogob Guddi culimo ah iyo maamulka Puntland ayaa maanta waxay xukun ku rideen 5 dhallinyaro ah oo horraantii bishan Labo gabdhood ku kufsaday degmada Goldodob ee gobolka Mudug. Dhallinyaradan ayaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobaha Ganacsiga Magaalada Garoowe Oo Maanta Xiran Goobaha ganacsiga magaalada Garoowe ee caasimadda maaamulka Puntland ayaa maanta xiran, iyadoo ganacstada magaaladaasi ay ka cabanayaan sarifka lacagta dollarka oo aan lahayn xisaab sugan, ganacsatada ayaa waxay dhigayaan dibadbaxyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ganacsade Lagu Dilay Magaalada B/weyne Ee Hiiraan Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen mid kamid ah ganacsatada ugu caansan magaaladaasi. Ganacsadaha la diley ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Oo Shaaciyay Tirada Musharraxiinta Isku Diiwaangelisay Doorashada Madaxweynaha Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa Gobjoog News u xaqiijiyey tirada musharraxiinta u tartamaya xilka madaxweyne ee illaa iyo haatan is diiwaangelisay. Guddoomiyaha guddigaasi C/raxmaan Ducaale Bayle oo goor dhow aynu qadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley, Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Al-shabaab ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Bayle: Doorashada Dib Ugama Dhaceyso Waqtigeeda Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa meesha ka saarey inuu jiro shaki ah in dib u dhac ku yimaado doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo loo ballansan yahay iney dhacdo 8-da bisha soo socota…
1 daqiiqo Sheeko:War Magaalada Boorama Oo Laga Hirgaliyay Suuq Cusub Oo Lagu Iibin Doono Kalluunka Magaalada Boorama ayaa waxaa laga hirgelinayaa Suuq cusub oo lagu iibin doono Kalluunka iyadoo wasiirka Kalluumaysiga Soomaalilaand Cali Jaamac Bureed ayaa dhagax dhigay suuqaan cusub oo loogu tala galay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Maamulka Oo Canshuur Ka Qaadaya Shirkadaha Iyo Guryaha Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada maamulka gobolka Hiiraan Xuseen Cismaan Cali, ayaa sheegay inay bilaabi doonaan canshuur ka qaadista Shirkadaha iyo Guryaha hadda ka dib. Guddoomiye ku-xigeenka oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 5 Ruux Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyoodey Gobolka Sh/dhexe Shan ruux ayaa lagu soo waramayaa in cudurka shuban biyoodka ugu geeriyoodeen tuulada Buulo Caasi oo kamid ah tuulooyinka hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dadka dhintey oo u…