1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal u Badan Itoobiyaan Oo Buux Dhaafiyey Deegaannada Maamulka Puntland Maamulka Puntland ayaa sheegay in deegaannada maamulkaasi uu ka arrimiyo ay soo buux dhaafiyeen dad badan oo tahriibayaal ah walibana u badan Itoobiyaan, kuwaasi oo doonaya iney ka tahriibaan deegaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jadwalka Khudbad Jeedinta Musharraxiinta Madaxweynaha Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa soo saarey jadwalka khudbadaha musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Musharraxiinta ayaa xildhibaannada Baarlamaanka khudbadahooda kahor jeedin doona 3 maalin oo loo kala qeybiyey 24-ka musharrax,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiin Qaadacay Doodda Xubnaha u Taagan Xilka Madaxeynaha Inta badan musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa qaadacay doodda musharraxiinta oo loo ballansanaa iney maanta dhacdo. Musharrax Maxamed Cali Amaariko oo goor dhow la hadlay Goobjoog News, ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 20 ka mid Ah Musharraxiinta Madaxweyne Oo Wata Baasaboorro Shisheeye February 8, 2017-ka, waxaa dalka ka dhaceysa doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah, 20 ka mid ah 24-ka murashax ee hadda taagan waxaa ay heystaan Baasaboor kale, dhibaatada intaa kuma koobna,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka K/galbeed Oo Warbixin Dheeraad Ah Ka Bixisey Dadkii Ku Sumoobay Duleedka Baydhabo Wasaaradda caafimaadka maamulka Koonfur Galbeed ayaa warbixin dheeraad ah ka bixisey in ka badan 30 qof oo ku geeriyootay deegaan ku yaalla duleedka magaalada Baydhabo, kadib markii la sheegay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaafad Ka Tirsan B/weyne Oo Laga Qaadey Bandow Saarnaa Muddo Saddex Bil Ah Guddoomiyaha maamulka magaalada Baladweyne Maxamed Axmed Ibraahim Food Cadde oo u waramay Goobjoog ayaa sheegay in bandow saarnaa xaafadda Buundoweyn muddo Saddex bil ah laga qaadey, kadib cabasho ka timid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Baydhabo Oo Ku Baaqay In Loogu Gurmado Dadkii Ku Sumoobay Biyahii Ay Cabeen Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ka argti dhiibtey sida ugu wanaagsan ee loogu gurman karo dadkii waxyeellada ay kasoo gaartay biyihii sumeysnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Dood Ku Saabsan Doorashada Madaxweynaha Goobjoog News, waxay idiin soo gudbineysaa dood ku saabsan doorashada madaxweynaha ee la filayo 8-da bishan in ay ka dhacdo magaalada Muqdisho. Dooddan waxaa marti ku ah Dr Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bakool: Guddiga Abaaraha Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka Gobolkaasi Guddiga gurmadka abaaraha ee gobolka Bakool ayaa maalmahan wadey kormeerka deegaanno ka tirsan gobolkaasi oo ay abaaro ka jirto si ay u ogaadaan xaaladda ay ku nool yihiin dadka shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Qof Oo Lagu Qabtey Howlgal Ay Ciidamada Jubbaland Ka Sameeyeen Kismaayo Ciidamada Booliiska iyo Nabad sugidda Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in howlgal dad lagu soo qabtey ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Howlgalkaan oo ahaa mid amni…