1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Baay: Dad Hor Leh Oo U Geeriyooday Biyo Sumeysan Oo Ay Cabeen Wararka ka imaaanaya gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in dad hor leh ay deegaanka Masuubiyow ugu geeriyeedeen biyo Sumeysan oo ay cabeen, xilli maalintii shalay ahayd halkaasi laga soo wariyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: 7 Askari Oo Xukun Xabsi Ah Lagu Ridey Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa maanta oo Isniin ah waxay xukun xabsi ah ku riddey 7 askari oo ka tirsan ciidanka maamulkaasi. Askartaan la xukumay ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Qof Oo u Geeriyootey Biyo Sumeysan Oo Ay Cabeen Duleedka Baydhabo, Baay In ka badan 30 qof ayaa ku geeriyootey deegaanka Masuubiyow oo qiyaastii 20 KM u jirta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kadib markii ay dadkaasi cabeen biyo sumeysan. Wariyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Sheegtay In Xaalad Adag Ay Soo Wajahday Beeraleyda Sh/hoose Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in xilligaan ay xaalad adag ay soo wajahday beeraleyda gobolka Shabellaha Hoose kadib markii uu biyo yareeyey Wabiga shabelle. Wasiirka Beeraha K/galbeed, Maxamed Xasan Fiqi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Taraafikada Oo Cabasho Ka Ah Ciidamada Hubeysan Ee Gaadiidka Wata Taliyaha ciidamada ilaalada waddooyinka Cali Maxamed Cali oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhibaato badan ay ku qabaan ciidamada hubeysan ee dowladda. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Hub Ayaan Kasoo Furannay Al-shabaab Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dagaallo ay la galeen Al-shabaab ay kusoo furteen hub iyo saanad kale oo Milatari. Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka ee maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhadhaab: Soomaali Rajo Ka Qabtey Iney Aadan Maraykanka Oo Walaac Ka Muujiyey Go’aankii Trump Soomaalida ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo in badan oo kamid ah sugayeen barnaamijka dib u dejinta dalka Mareykanka loogu sameeyo qaar kamid ah qaxootiga caalamka ayaa walaac xooggan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtey Sida Loo Maareyn Karo Lacagaha Loo Uruuriyey Dadka Abaarta Hayso Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ugu haboon ee loo maamuli karo qarashaadka loo uruuriyey dadka abaarta ku hayso gobollada dalka qaarkood. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhaawacmay Dagaal Ka Dhacay Qoryooley Oo Lasoo Gaarsiiyey Muqdisho Qaar kamid ah dad ku dhawacmay dagaal habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose, una dhaxeeyay AMISOM iyo Al-shabaab ayaa maanta lasoo gaarsiiyey magaalada Muqdisho. Nabadoon…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Loo Soo Qabtey Ganacsade Xalay Lagu Diley B/weyne Taliska ciidanka Booliiska ee magaalada Baladweyne ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgal dad lagu soo qabtey oo ay ka sameeyeen magaaladaasi, kadib dil xalay magaaladaasi loogu geystay ganacsade…