Trump Oo Washington Ku Casuumay Ra’iisul Wasaaraha Israel Sheeko:Dalka Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa Ra’iisul wasaaraha Israel ku casuumay magaalada Washington, bisha soo socota, si ay kulan ugu qaataan aqalka cad, waxaana hadalkaani uu yimid kadib markii Labada… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Aqalka Sare Oo Maanta La Dooranayo Manta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu doorto guddoonka aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo la dooran doono guddoomiyaha iyo ku xigeennadiisa Koowaad iyo Labaad. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidanka Booliiska Sh/dhexe Oo Ku Geeriyoodey Qarax Ka Dhacay Jowhar Qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, waxaa ku geeriyoodey taliyahii ciidanka Booliiska Sh/dhexe Khaliif Cabdulle Carfaaye. Bambkaan ayaa lagu tuurey xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Degmada Dharkeenley Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay suuqa degmada Dharkeenley ee loo yaqaano Suuq Boocle, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare hantiyadeed. Dabkan ayaa ka kacy…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qaraxyo Xalay Lagu Weeraray Hoyga Taliyaha Nabad Sugidda Baydhabo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Labo Bam gacmeed oo habeenkii xalay ahaa lagu weeraray hoyga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ka deggan yahay taliyaha ciidamada Nabad sugidda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Biyo Dhaamin Laga Bilaabayo Deegaanno Abaar Ka Jirto Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan dhowaan biyo dhaamin laga sameynayo deegaannada ugu daran ee abaartu saameysay. Waxa uu sheegay Madaxweyne ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa ku dagaallamay deegaanno ku dhow degmada Diinsoor ee gobolka Baay, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare nafeed. Ibraahim Maxamed Nuur, Guddoomiyaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Badda Galmudug Oo Howlgallo Ka Sameeyey Xeebaha Mudug Ciidamada Badda ee maamulka Galmudug ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay howlgallo ka sameeyeen xeebaha gobolka Mudug, waxaana howlgalkani lagu beegsanayey doonyaha sida sharci darrada ah uga kalluumeysta xeebaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Dab Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho Dab khasaare geystay ayaa maanta oo Sabti ah ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga Cabdalla Shideeye. Dabkan ayaa ka bilowday sida la sheegay Bakhaaro lagu iibiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho Wararka naga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in dab uu ka kacay suuqaasi gaar ahaan nawaaxiga suuqa C/lla Shideeye. Goob jooge ku sugan halka dabkan…