Xudur: Dadkii Kasoo Barakacay Abaaraha Oo Gurmad u Baahan Sheeko:Dalka Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in gurmad degdeg ah ay u baahan yihiin qoysas dhowr ah oo kasoo barakacay abaaraha ka jira gobolkaasi, kuwaa oo dhowaan soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Yaraanta Wabiga Shabelle Oo Saameysay Beeraleyda Jowhar Beeraleyda ku dhaqan gobolka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in saameyn badan ay ku yeelatay biyo yaraanta Wabiga Shabelle. Mid kamid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysato Cabasho Ka Ah Doonyo Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumeysta Xeebaha Mudug Kalluumeysatada deegaanka Ceelhuur ee gobolka Mudug ayaa sheegay in dhibaato badan ay ku qabaan doonyo si sharci darro ah uga kalluumeysta xeebaha gobolkaasi. Todobaadyadii ugu dambeeyey ayeey sheegeen in xeebaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/hoose: Dowladda Dhexe Iyo K/galbeed Waxbo Kama Qaban Amniga Gobolka Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa ku dhaliilay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka K/galbeed in aysan xoogga saarin wax ka qabashada amniga guud ee gobolkaasi iyo sidoo kale dagaallada ka dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Maxkamadeyneysa Dhallinyaro Kufsi Ka Geystay Goldogob, Mudug Maamulka Puntland ayaa sheegay in maxkamad ay soo taagi doonaan Lix dhallinyaro ah oo ku eedeysan iney Kufsi ka geysteen degmada Goldogob ee gobolka Mudug, sidoo kale dhibaatooyin kale ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Dad Lagu Soo Qabtey Ka Sameeyey Boosaaso Ciidamada maamulka Puntland ayaa maanta waxay howlgallo dad lagu soo qabqabtay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kadib markii amniga magaaladaasi uu faraha ka baxay. Goob joogayaal ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Degmada Baardheere Oo Cabasho Ka Ah Maamulka Degmadaasi Ganacsatada ku sugan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa cabasho ka ah maamulka degmadaasi oo ay sheegeen in dhibaato ay kala kulmaan xilliga ay degmadaasi keenayaan alaabaha ganacsi ee dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ku Baaqey In La Tayeeyo Ciidanka Soomaalida Si Looga Maarmo AMISOM Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood ayaa ka aragti dhiibtey in ay suurtagal tahay in laga maarmo ciidamada AMISOM iyo in kale. Waxay dadkan oo la hadlay Goobjoog News ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaallo Ka Socda Gobolka Soomaali Galbeed Dagaal u dhaxeeya beello deggan gobolka Soomaali galbeed iyo Kan Oromada Itoobiya ayaa ka socda xadka ay wadaagaan Labadaasi gobol, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Inta la xaqiijiyey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Qorshaha Waxqabadka Bini’aadannimo Ee Soomaaliya Oo Maanta La Daahfuray Qorshaha waxqabadka Bini’aadannimada ee Soomaaliya sanadkan 2017 ayaa maanta lagu daahfuray magaalada Muqdisho, iyadoo beesha caalamka laga codsaday iney bixiso taageero degdeg ah si loo xoojiyo howlgallada Bini’aadannimada, waxna looga…