1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Tirsan Sh/hoose Deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaa ka dhacay Dagaal saacado qaatay, kaasi oo u dhaxeeyey ciidamada dowladda Federaalka oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab oo dhinac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Qiratey In Kolonyadooda Ay Jiireen Gaari Shacab Ah, Duleedka Muqdisho Taliska AMISOM ayaa qortey in kolonyadooda ay 15-kii bishan jiireen gaari shacab saarnaayeen ku jiireen deegaanka Calamada ee duleedka magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxayAMISOM ayaa lagu sheegay in falkaasi ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Kasoo Barakacay Abaaraha K/galbeed Oo Soo Gaarey Duleedka Muqdisho Guddiga dib u dejinta barakacayaasha ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ay soo gaareen qoysas badan oo kasoo barakacay abaaraha dalka ka jira.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka B/weyne Oo Ku Baaqay In Lasoo Afjaro Colaadaha Ka Jira Hiiraan Maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku baaqay in lasoo afjaro colaado ka jira deegaanno kamid ah gobolkaasi, xilli aano qabiil darteed gobolka Hiiraan loogu diley Saddex qof.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Dooneysa CiidamoDheeraad Ah Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna guddoomiyaha AMISOM Francisco Madeira ayaa sheegay iney u baahan yihiin ciidamo dheeraad ah oo Soomaaliya ka howlgala. Madeira ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Kaalin Ka Qaadanaya Daminta Xiisad Beeleed Kasoo Cusboonaatey Gobolkaasi Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in kaalin ay ka qaadanayaan xalinta xiisad beeleed kasoo cusboonaatey deegaanno ku dhow degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Burundi Oo Sheegtay Inay Bilowday In Ciidankeeda Kala Baxdo Soomaaliya Dowladda Burundi ayaa sheegtay in maanta oo Isniin ah ay bilowday hannaanka ay ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka AMISOM ugala baxayso Soomaaliya, kadib markii ay waayeen mushaarkii ay ka heli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Balanqaadey Wax Ka Qabashada Abaarta K/galbeed Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa balanqaadey wax ka qabashada abaarta ka jirta gobollada Koonfur Galbeed. Shariif Xasan ayaa booqasho maanta oo Isniin ahayd ku tagey xeryo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Askari Oo Lagu Dilay Boosaaso Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in rag ku hubeysan Bistoolado ay gabal dhacii maanta magaaladaasi ku dileen Labo askari oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Ku Geeriyootey Dab Ka Kacay Hoygooda, Deegaanka Bandiiradley Ee Mudug Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab xalay saq dhexe qabsaday hoy ku yaalla deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug, kaasi oo ay deganaayeen qoys ka kooban 8 ruux. Inta…