1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Dowladda Hoose Oo Bilowday Tirokoobka Guryaha Dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ayaa xaafadaha magaaladaasi ka bilowday Tirokoobka guryaha, iyadoo dhammaan gurayaha la Lambareyn doono. Muhiimadda arrintani ayaa lagu sheegay iney tahay sidii uu uga qeybqaadan lahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Oo Dib u Dhigtey Soo Magacaabista 18-ka Kursi Ee Lagu Kordhiyey Aqalka Sare Qoraal kasoo baxay Madasha Hoggaanka Qaran ayaa dib loogu dhigey soo magacaabista 18-ka xubin ee dhowaan lagu daray aqalka sare, inta la qabanayo doorashada madaxweynaha ee Soomaaliya. Madasha ayaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Abaaraha Ee Heer Qaran Oo La Kulmay Hay’ado Caalami Ah Iyo Deeq Bixiyeyaal Guddigga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran oo uu gudoomiye u yahay Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ayaa la kulmay UNka, deeqbixiyayaasha, iyo hay’adaha caalamiga ah, shirka ayaa waxaa looga hadlay sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Puntland Oo Taageero Ka Dalbadey Madaxdooda Taliska Ciidanka Booliiska Putland ayaa taageero dhan walbo leh ka dalbaday madaxda maamulkaasi. Taliyaha ciidankaasi C/qaadir Faarax Shire oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Booliiska ay u baahan yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Kordhisey Bandowgii Saarnaa Magaalada Mandhera Dowladda Kenya ayaa kordhisey mudada Bandowga habeenkii ah ee saarnaa magaalada Mandhera ee gobolka NFD. Xoghayaha arrimaha gudaha Kenya joseph Nkaissaryoo la hadlay warbaahinta waxa uu sheegay in weli ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiin Kahor Yimid 18-ka Kursi Ee Lagu Kordhiyey Aqalka Sare Lix Musharrax Madaxweyne oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa kahor yimid 18 xubin ee hoggaanka madasha Qaran ku kordhiyeen aqalka sare ee dalka. Musharraxiintan oo kala ah C/raxmaan C/shakuur…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cawad “Wixii go’aan Gaaris Ah Waxaa Is Ka Leh Baarlamaanka Ee Malahan Madashu” Guddoomiye ku xigeenkii 2-aad ee baarlamaankii 9-aad ahna xildhibaan ka tirsan golaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo hadal ka jeediyey munaasbaddii lagu dhaarinayey xildhibaannada Labada aqal ayaa ugu baaqay xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 5 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootey Mudug Deegaanka Saddex Xigle ee gobolka Mudug ayaa laga soo sheegayaa inuu ka dilaacay cudurka Shuban Biyoodka, kaasi oo Carruur ay u dhinteen sidoo kalena ay haatan la il daran yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Jubbaland Oo Ciidamo Dheeraad Ah u Dirtey Duleedka Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa ciidamo badan oo dheeraad ah u direy deegaanno ku dhow magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo ay ka socdaan dagaallo u dhaxeeya ciidamada maamulkaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Waa Maxay Shaqada Labaad Ee Laga Sugayo Xildhibaannada Labada Aqal? Maalintii shalay ahayd Talaado 28 December, waxaa magaalada Muqdisho lagu dhaariyey inta badan xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaannada ayaa waxay doorteen guddoon KMG ah, waxaana guddoonka lagu doortay…