8 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeed Laga Soo Saarey Shirkii Madasha Uga Socdey Muqdisho Shirkii madasha wadatashiga qaran uga socdey magaalada Muqdisho ayaa laga soo saarey war-murtiyeed ku aadan waxyaabihii ay madashu isku fahamtay. Waxaa ku xusun war-murtiyeedka arrimaha ku aadan kuraastii lagu muransanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Kuraasta Lagu Muransan Yahay War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa sharaxaad dheeraad ah waxaa looga bixiyey kuraasta lagu muransan yahay ee aqalka hoose iyo sida guddiga uu u wajahay qaadista dacwadahaasi. Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Puntland Oo Kormeeray Saldhigyo Boolis Oo Ku Yaalla Mudug Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jeneneraa C/qaadir Shire Faarax (Ereg) oo Howlo shaqo u jooga Gobalka Mudug ayaa kormeeray Booliska ku sugan Deegaannada Beyra,Bursaalax iyo Degmada Galdogob oo ka wada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Siiriya Oo Weeraro Cusub Ku Qaadey Aleppo Ciidamada Dalka Siiriya ayaa qaaday weeraro cusub oo ka dhan ah mucaaradka laga saaray magaalada Aleppo, kuwaas oo hadda ku sugan hareeraha magaladaa. Warkan ayaa soo baxay xilli Talafishinka qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dawo La’aan Ka Jirta Isbitaalka Degmada Maxaas Ee Hiiraan Isbitaalka Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan waxa laga soo sheegayaa in ay ka jirto dawo la’aan baahsan oo saameysay bukaannada ku jira isbitaalka guud ee Degmadaas. Dr axamed Cabdi Warsame…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Rajo Ka Muujiyey Qabsoomidda Doorasho Qof Iyo Cod Ah Sanadka 2020 Guddiga doorashooyinka qaranka ayaa rajo aad u wanaagsan ka muujiyey in sanadka 2020-ka guud ahaan dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo shacabka Soomaaliyeed ka wada qeybqaataan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Wararka saakay oo Sabti ah ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaaladdu guud ay tahay mid deggan, walow shalay magaaladaasi ka dhaceen is rasaaseyn u dhaxeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan Qardho Oo Gurmad Dalbadey Qaar kamid ah barakacayaasha ku dhaqan degmada Qardho ee gobolka Bari ayaa dalbaday in lala gaaro gurmad dhanka nolosha ah. Kaamka New waxaa ku sugan barakacayaal badan oo ka kala…
2 daqiiqo Sheeko:War Faroole: Shaki Kuma Jirin In Musuq Ku Jirey Doorashooyinkii Dhacay Senator C/raxmaan Faroole ahna musharrax Madaxweyne oo saxaafadda kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan doorashooyinka Soomaaliya iyo sidoo kale xaaladda Puntland. Faroole ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Gaari Lagu Rasaaseeyey Gobolka Baay Taliska ciidanka Booliiska ee gobolka Baay ayaa faah faahin dheeraad ah waxay ka bixiyeen gaari loo yaqaano Homey oo lagu weeraray gobolkaasi, kaasi oo khasaare kala duwan ay ka dhalatay.…