Majaajiliste Boon Xirsi Oo Ku Geeriyoodey Hargeysa (Taariikhdiisa) Sheeko:Dalka Allah ha u naxariistee, waxa magaalada Hargeysa xalay ku geeriyooday Majaajiliistihii iyo Abwaankii caanka ahaa Xuseen Xasan Cadib oo ku magac dheeraa Boon Xirsi Bawdyo-gaab. Ehalada majaajiliistaha ayaa Goobjoog News… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Gobolka Baay Oo Shaaciyey Qorshe Al-shabaab Ka Damacsan Yihiin K/galbeed Taliska ciidanka Booliiska ee Koonfur Galbeed ayaa shaaca ka qaadey in Xarakada Al-shabaab ay qorsheeyeen in weeraro ka dhan ah deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo ay dhowaan qaadaan. Taliyaha ciidamada Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nugaal: Shacabka Oo Looga Digey Roob Wata Dabeyl Iyo Qabow Maamulka gobolka Nugaal ayaa digniin ka bixiyey roob Dabaylo iyo Qabow wata oo la sheegay inuu kusoo wajahan gobolkaasi. Guddoomiyaha gobolkaasi Cumar C/laahi Faraweyne oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Askari Ku Diley Degmada Baardheere, Gedo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa degmada Baardheere ee gobolka Gedo loogu geystay askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya. Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Maamulka Iyo Shacabka Oo u Midoobay Ka Hortagga Jarista Dhirta Qoyan Olole ay qaadeen maamulka degmada Baladweyne iyo dadka deegaanku waxay soo qab-qabteen 30 ruux oo ka ganacsanaayey shidida dhuxusha iyo inay deegaano kale u dhoofiyaan dhuxul laga raray deegaanada Hiiraan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ku Saabsan Maalgashiga Iyo Horumarinta Ganacsiga Soomaalida Oo Ka Furmaya Nairobi Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya uu ka furmo shir looga hadlayo maalgashiga iyo horumarinta ganacsiga Soomaaalida. waxaa shirkan ka qaybgalaya ku dhowaad 300 oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Mahadaay. Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay dagaal ay la galeen ciidamada Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay deegaanno dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NATO Oo Joojin Doonta Howlgalkii Ay Ka Wadeen Biyaha Soomaaliya NATO ayaa sheegtay in laga yaabo iney joojiyaan howlgalkii burcad la dagaallanka ah ee ay ka wadeen biyaha Soomaaliya. Afhayeen u hadashay howlgalka NATO ee biyaha Soomaaliya ayaa tilmaantay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dad Badan Oo La Il Daran Cudurka Shuban Biyoodka, Degmada Mahadaay Xarumaha caafimaadka ee Isbitaalka degmada Mahadaay waxaa buux dhaafiyey dad uu soo ritey cudurka shuban biyoodka, kuwaasi oo u badan haween iyo carruur. In ka badan 30 qof ayaa la…