Ururuka OIC Oo Ka Hadlay Abaarta Soomaaliya Sheeko:Dalka Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa ka hadlay abaarta ku dhufatay qaar kamid ah gobollada Soomaaliya, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Qoraal kasoo baxay ururka ayaa lagu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin Loo Qeybiyey Dad Abaar Ku Haysay Hiiraaan Duqa magaalada Baladweyne Cumar Aadan Deeqow ayaa socdaal ku tagey qaar kamid ah deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Maxaas iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaannadii ay kusoo barakaceen qaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Diidey Xil Looga Magacaabey Somaliland Khadar Xaaji Cabdillaahi oo madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo xalay u magacaabay wasiirka dalxiiska iyo dhaqanka iyo Cabdirisaaq Waaberi Rooble oo isna loo magacaabay guddoomiyaha Hargeysa ayaa labaduba iska casilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaritaan Lagu Hayo Mas’uuliyiin Ka Tirsan Puntland Xeer Ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland Maxamuud Xasan Cusmaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay iney baaritaan ku hayaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland oo lagu eedeeyey iney xabsiyada kasii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Ma Jirto Cid Inoo Mataleysa Doorashada Soomaaliya Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aysan jirin cid dhankooda ka socota oo u matelysa doorashada ka dhacaysa dalka. Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdulaahi Saxardiid oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 4 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootey Degmada Buuloburde Wararka ka imaanaya degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi ay cudurka shuban biyoodka ah ugu dhinteen 4 ruux, iyadoo ay jiraan tiro badan oo cudurkaasi la il…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandheeyey Xukuumaddiisa Wareegto habeenkii xalay ahayd kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa isku shaandheyn waxaa lagu sameeyay wasiirada maamulkaasi iyo xubno kale oo ka tirsan xukuumadda Siilaanyo. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bari: 7 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Dhex Maray Puntland Iyo Daacish Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo gelinkii dambe illaa habeenkii xalay ahaa dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa kooxda Daacish. Dagaalkan ayaa ka dhacay deegaanka 53 Km…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Saakay Ka Bilowday Deegaanka Bariire Ee Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay dadkii shacabka ah ka billaabeen iney ka barakacaan, kadib markii ay ka baqeen dagaallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Maalinta Dadka Naafada Ka Ah Lixaadkooda Oo Laga Xusay Muqdisho Xubno ka socday wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha, wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska, SSG oo mataleysay USAID, qaar ka tirsan xubnaha sare ee golaha naafada Soomaaliyeed, qaar kamid…