1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Deegaanka Ka Tirsan Gobolka Baay Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Koonfur Galbeed iyo Xarakada Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka soca deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ka Jira Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa ka hadlay abaarta ka jira meello badan oo dalka kamid ah iyo sidoo kale saameynta ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha Raashiinka Suuqyada Magaalada Marko Sare u kac ballaaran ayaa laga dareemayaa qiimaha la kala siisto raashiinka suuqayada magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Magaalada ayaa la sheegay in aysan jirin gaadiid sida raashiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Oo Doortey Hoggaan Cusub Ururada Bulshada Rayidka ah ee SOSCENSA ayaa kulan muddo Saddex maalin ah uga socdey magaalada Muqdisho waxay maanta ku doorteen hoggaan cusub. Xubnaha ururkaan ayaa doortey guddoomiye iyo guddoomiye ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Ugu Baaqey Beelaha Gobollada Waqooyi Xaqiijinta Qoondada Haweenka Ee 30% Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Guddiyada Doorashooyinka Dadban, Madaxda Dhaqanka Gobollada Woqooyi , Ergooyinka Gobollada Woqooyi doorashada Golaha Shacabka oo maalintii shalay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Ku Shiraya Muqdisho Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo madaxda madasha Wadatashiga qaranka, waxaana shirkaan uu yahay mid looga hadli doono arrimaha la xiriira doorashooyinka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Qardho Oo Ka Aragti Dhiibtey Doorashooyinka Dalka (Maqal) Shacabka ku dhaqan degmada Qardho ee gobolka Bari ayaa ka aragti dhiibtey doorashooyinka dalka oo marar badan dib uga soo dhacday waqtigii loogu talogalay. Shacabkaasi qaarkood oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SOSCENSA Oo Walaac Ka Muujisey Dib u Dhaca Doorashooyinka Guddoomiyaha jilayaasha aan dowliga ahayn ee SOSCENSA C/laahi Maxamed Shirwac ayaa sheegay in dhankooda walaac ay ka qabaan qaabka ay doorashada u socoto iyo sidoo kale dib u dhacyada ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Carte “Haloo Gurmado Dadka Abaarta Ku Hayso Gobollada Dalka” Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in abaaraha baahsan ee dalka ka jira kaliya looga hortagi karo iyadoo la iskaashaddo oo aan la sugin kaalmo dalal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ku Ammaaney K/galbeed Dhameystirka Doorashada Aqalka Hoose Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed oo soo dhameeystiray 69-ka da xildhibaan ee doorashooyinka Golaha Shacabka ee…