1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Geeriyootey Qaraxyo Ka Dhacay Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Labo qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay maqaayad ku taalla magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Labo Bam gacmeed ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Al-shabaab Oo Gudaha u Galay Degmada Ceelwaaq, Gedo Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay gudaha u galeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ka Hadlay Qaraxii Saakay Ka Dhacay Muqdisho Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraamabada iyo dhammaan shacabaka Soomaaliyeed qaraxii maanta kooxada nabad diidka ay ka geysteen Muqdisho. “Inaa Lilaahi wa inaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: In Ka Badan 20 Qof Oo Ku Geeriyootey Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa saakay ka dhacay nawaaxiga dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa qarxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Ka Hadlay Muranka Kuraasta Aqalka Hoose Ee Sool Iyo Sanaag Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dalbadey in la caddeeyo kuraasta lagu muransan yahay ee gobollada Sool iyo Sanaag. Waxa uu sheegay in guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xoolaha Aan Dhoofinno Caafimaadkooda Waan Hubinnaa Maamulka Somaliland ayaa sheegay in xoolaha laga dhoofiyo deegaannadooda aysan qabin wax cudur ah, islamarkaana go’aankii dowladda Sacuudiga ku hakisay xoolaha laga dhoofiyo Soomaaliya yahay mid aan laga fiirsan. Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Looga Hortagayo Xaalufka Dhirta Ka Sameeyey Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo looga hortagayo xaalufinta dhirta waxay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan. Deegaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa howlgalkaan laga sameeyey, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 15 Qof Oo Ku Geeriyootey Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Faah faahin horudhac ah ayaa laga helayaa qarax loo adeegsaday gaari oo saakay ka dhacay afaafka hore dekadda weyn ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Nawaaxiga Dekadda Magaalada Muqdisho Qarax aad u xoogan islamarkaana laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga dekadda weyn ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa u sheegay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:War 9 Xildhibaan Oo Somaliland Kasoo Jeeda Ayaa Lagu Doortay Muqdisho (Sawirro) Maanta oo Sabti ah waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay doorashada kuraasta gobollada Waqooyi (Somaliland) uga soo aadey baarlamaanka aqalka hoose. Waxaa maanta la doortey 9 kursi, iyadoo Saddex kursi ay…