1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mandhera: Al-shabaab Oo Burburiyey Anteenooyin Isgaarsiineyd Dagaalyahanno la sheegay iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab ayaa burburiyey Anteenooyin isgaasriin oo ku yaallay deegaanno ku dhow degmada Mandhera ee Kenya. Waxaa la sheegay in dagaalyahannadan ay Anteenooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sacuudiga Oo Walaac Ka Muujisey Qaraxyada Ka Dhaca Muqdisho Dowladda Sacuudiga ayaa aad walaac uga muujisey qaraxyada shacabka waxyeellada u geysta ee ka dhaca magaalada Muqdisho, gaar ahaan qaraxii Axadii ka dhacay nawaaxiga dekadda Muqdisho. Kulan ay isugu yimaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:War Imise Kursi Ayaa Haween Ka Ah Xildhibaannada Aqalka Hoose Ee Ka Yimid Puntland? Guddiga doorashada ee heer Puntland ayaa ka hadlay kaalinta haweenka ku leeyihiin xildhibaannada aqalka hoose ee lagu soo doortey magaalada Garoowe. Guddoomiyaha guddigaasi Khaliif Aw Cali oo u waramay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Hoose Oo Farriin u Direy Xildhibaannada Labada Aqal Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise oo kamid ah mudanayaasha cusub ee aqalka hoose, laguna soo doortey magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka iyo waxa looga baahan yahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Digniin Loo Direy Dadka Ku Howlan Xaalufinta Dhirta Taliska ciidanka Booliiska ee gobolka Hiiraan ayaa digniin u direy dadka ku howlan xaalufinta dhirta ee deegaannada gobolkaasi. Cali Dhuux Cabdi Mahad Alle oo ah taliyaha Booliiska Hiiraan ayaa isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmada X/jajab Ee Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal amniga lagu sugayo waxa ay xalay ka sameeyeen degmada X/jajab ee magaalada Muqdisho. Waxaa howlgalkan si gaar ah u sameynayey ciidanka Nabad sugidda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Galmudug Iyo Hirshabelle Ugu Hambalyeeyay Dhameystirka Doorashada Aqalka Hoose Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Gobolleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle oo soo dhameeystiray doorashooyinka Golaha Shacabka ee ka kala dhacayey magaalooyika…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan OO Baaq u Direy Dowladda Federaalka Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka codsaday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in la abaalmariyo dhammaan ciidamada dowladda ee ka shaqeynaya howlaha sugista amniga doorashada. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Tacsi u Diray Dowladda Iyo Shacabka Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyey qaraxii argagixiso ee shalay ka dhacay magaalada Abbassiya dalka Masar. Madaxweynaha ayaaa uga tacsiyadeeyey dowladda iyo Shacabka dalka Masar dadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Doorashada Aqalka Hoose Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal lagu soo gabagabeeyo doorashada xubnaha aqalka hoose ee kusoo aadey beelaha dega deegaannada Puntland. Ergada waxay…