Madaxweyne Xasan Oo Hambalyo u Direy Jubbaland Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo wuxuu u direy maamulka Jubbaland, shacabka iyo waxgaradka maamulkaasi. Waxa uu madaxweyne Xasan ugu hambalyeey sida ay kusoo dhameystireen doorashada xubnaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax khasaare geystay ayaa maanta ka dhacay Isgoyska Maanabooliyo, degmada Shibis ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa ka dhex dhacay gaari nooca loo yaqaan Kaarib islamarkaana uu watey sarkaal ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Dadban Iyo Galmudug Oo Ka Shiray Arrimaha Doorashooyinka Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Heer federaal Cumar Maxamed Cabdulle ayaa maanta gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Mas’uuliyiin ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Baaq u Direy Shacabka Puntland Madaxweynaha maamulka Puntand C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqey shacabka ku dhaqan deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo iney ka qeybqaataan u gurmashada shacabka abaarta ay ku hayso Puntland. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Kismaayo: Doorashadii Aqalka Hoose Oo Lasoo Gebogebeeyey Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa maanta lagu soo gebogebeeyey doorashada xildhibaannada aqalka hoose, iyadoo kursigii ugu dambeeyey maanta la doortey. Ibraahim Maxamed Xuseen ayaa noqday xildhibaankii ugu dambeeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating Oo Gaaray Kismaayo Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose gaarey wafdi uu hoggaaminayo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Micheal Keating. Mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland ayaa Keating kusoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Siyaabo Kala Duwan Ugu Geeriyootey Hargeysa Laba nin ayaa xalay lagu dilay gudaha magaalada Hargeysa , labadaasi mid ka mid ah waxa la dilay isaga oo ku jira Faramashi uu ku lahaa degmada Ibraahim Koodbuur kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Dadkii Barakacay Oo Dib Usoo Laabanaya Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa laga dareemayaa dib usoo laabashada dadkii dhowaan ka barakacay dagaalladii ka dhacay magaaladaasi ee u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Galmudug. Shacabka oo intiisa badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambaayey Dagaallo Ka Dhacay Deegaanka Goofgaduud Ee Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka oo garab ka helaya kuwa Koonfur Galbeed iyo Xarakada Al-shabaab oo dhinac ah ayaa gabal dhacii shalay ka dhacay deegaanka Goofgaduud ee gobolka Baay,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ka Jira Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka hadlay abaaraha ka jira inta badan gobollada dalka, taa oo saameysay dadka iyo duunyada. Waxa uu Ra’iisul wasaaraha sheegay haddii…