2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Guddiga Doorashada Oo Sheegay In Doorashooyinka u Joojinayaaan Dhaqaale La’aan Darteed Guddiga doorashada dabdan heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa sheegay in ay macquul tahay inay hakiyaan howlaha doorashooyinka sababo la xiriira dhaqaale xumo jirta. Guddoomiyaha guddigaasi Khaliif Aw Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socday Jubbaland Oo La Kulmay Horjoogayaasha Xeryaha Dhadhaab Wafdi ka socda maamulka Jubbaland islamarkaana uu hoggaaaminayo wasiirka arrimaha gudaha maamulkaasi Maxamed Warsame Darwiish ayaa gaarey xeryaha Dhadhaab, halkaasi oo ay kula kulmeen horjoogayaasha xeryahaasi. Waxyaabaha ay ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashooyinka Aqalka Hoose Oo Dib Uga Billaabmaya Kismaayo Iyo Jowhar Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in dib ay uga billowdaan doorashooyinka aqalka hoose, magaalooyinka Jowhar iyo Kismaayo, oo maaalmo hakad gashay doorashada. Magaalada Kismaayo waxaa maanta lagu dooran…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalintii Saddexaad Oo Xiran Iskuul Ay Wax Ku Baran Jireen Ardeyda Dhuusomareeb Wararka ka imaanaya degmada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in maalintii Saddexaad uu xiranyahay Iskuul ay wax ku baran jireen inta badan ardeyda ku nool degmadaasi. Iskuulkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan: Ciidamadeennu Waxay Mudan Yihiin Inaan u Aqoonsanno Geesiyadeenna Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay amniga guud ee dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho oo ah caasimadda Soomaaliya. Waxa uu sheegay Madaxweynaha oo hadal ka jeedineyey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Garab Istaagaya Ganacsatada Soomaaliyeed Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay garab istaagi doonaan ganacsatada Soomaaaliyeed ee ku sugan gobolka, si loo helo ganacsi miro-dhala oo ka hanaqaada gobolka Banaadir. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Bogaadiyey Macallimiinta Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeey macalimiiinta Soomaaliyeed munaasabadda maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku beganeyd 21 November . Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyey macallimiinta Soomaaliyeed doorka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Qoryooley: Al-shabaab Waxaan Ka Gubnay Labo Gaari Taliska ciidamada Booliiska ee maamulka degmada Qoryooley, gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegay in howlgallo ay ka sameeyeen degmadaasi ay ku gubeen gaadiid ay lahaayeen Al-shabaab. Cali Maxamed Cali oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dooraashooyinka Oo Baaq u Direy Siyaasiyiinta Iyo Shacabka Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ayaa farriin u direy siyaasiyiinta iyo Shacabka Soomaaliyeed, taasi oo ku aadan abaarta ka jirta meelo badan oo dalka ah. Guddoomiyaha guddigaasi C/risaaq Barre Jaamac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Maalgashiga Somaliland Oo Ka Furmaya Hargeysa Shir looga hadlayo maalgashiga deegaannada Somaliland ayaa la filayaa in bartamaha bisha soo aaddan uu ka furmo magaalada Hargeysa ee xarunta maamulkaasi. Wasiirka waaaradda ganacsiga Somaliland Cumar Shuceyb Maxamuud oo…