Safiirka Jabuuti Iyo Saraakiil Ciidan Oo Gaarey B/weyne Sheeko:Dalka Maanta oo Khamiis ah waxaa magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaarey safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Aadan Xasan Aadan iyo saraakiil ciidan oo Jabuuti. Taliyaha ciidamada Jabuuti Sakariye Sheekh Ibraahim… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Warar goor dhow nasoo gaarey ayaa sheegaya in rag hubyesan oo loo maleynayo iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab ay Saddex Askari ku dileen Isgoyska Ex-control Balcad ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Lagu Diley Degmada Tiyeeglow Ee Bakool Wararka ka imaanaya degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in xarakada Al-shabaab ay halkaasi ku dileen Labo qof oo la sheegay iney ahaayeen dad shacab ah. Al-shabaab, waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qandala: Dagaalyahannadii Qabsaday Oo Hadane Dib Uga Baxay Wararka ka imaanaya degmada Qanadala ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannadii qabsaday degmadaasi ay si iskood ah uga baxeen halkaasi. Dagaalyahannada oo sheegtay iney ka tirsanyihiin Ururka Daacish…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Xarun Caafimaad Oo Laga Hirgeliyey Deegaanka Camaaraa, Mudug Markii ugu horreysay xarun caafimaad oo bulshada loogu adeego ayaa laga hirgeliyey deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, halkaasi oo baahiyo caafimaad ay ka jirtay. Dadka deegaanka oo iskaashanaya ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Diini: Haddii Aadan Is Difaacin Cid Ku Difaaceysa Maleh Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ka hadlay ciidamada Itoobiye ee dhowaan ka baxay deegaanno ka mid ah gobollada dalka. Wasiirka ayaa sheegay in dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Amni Oo Loo Magacaabay Hiiraan Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble ayaa guddi amni waxa uu u magacaabay gobolka Hiiraan. Guddigan oo ka kooban 7 xubin ayaa dhammaantood waxa ay yihiin saraakiil ciidan, waxaana loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabageed “Madaxweynaha Hirshabelle Xilka Wuu Iga Qaadi Karaa” Guddoomiyahii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ka hadlay xil ka qaadistii shalay lagu sameeyay. Dabageed ayaa sheegay in ka shaqsi ahaan uu soo dhoweynayo go’aan walbo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo La Wareegtay Degmada Qandala, Gobolka Bari Dagaalyahanno ka tirsan Kooxda Daacish ayaa la sheegay in maanta la wareegeen degmada Qandala ee gobolka Bari, halkaasi oo uu maamulk Puntland maamulayey. Wararka ayaa waxay sheegayaan in mar qura…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Faarujiyey Degmada Tiyeeglow, Bakool Wararka ka imaanaya degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay faarujiyeen ciidamada Itoobiye oo shalay si horudhac ah u sheegay in degmadaasi ay ka bixi doonaan.…