1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada NISA Oo Burcad Badeed Kasoo Badbaadiyey Haweeney Kenyaan Ah Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa waxay sheegayaan in ciidamada nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed (NISA) qeybtooda ka howlgasha Galmudug ay soo badbaadiyeen haweeney Ajaaniib ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Iyo Galmudug Oo Maxaabiis Is Dhaafsadey Ganacsatada iyo waxgaradka gobolka Mudug ayaa ku guuleystay in maamullada Puntland iyo Galmudug ay is dhaafsadaan maxaabiis ay ku kala haysteen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Puntland ayaa sii deysay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuqii Xoolaha Ee B/weyne Oo Xirmay Waxaa xirmay gabi ahaanba suuqa ugu weyn ee lagu iibiyo xoolaha, magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kadib saameyn kasoo gaartay qaraxii 25-kii bishan ka dhacay magaaladaasi. Waxaa burburay dhammaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Doorashooyin Ku Qabaneysa Dhuusamareeb Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb ayaa kasoo horjeestay doorashooyinkii aqalka sare ee dhowaan lagu qabtey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah madaxweynaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Wararka saakay ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay kala wadaan maamullada Puntland iyo Galmudug. Dagaal saacado kooban…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Puntland Oo Su’aallo Weydiiyey Madaxweynahooda Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta su’aallo kala duwan weydiiyey madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Su’aalaha la weydiiyey madaxweyne Gaas ayaa la xiriiray arrimaha ammaanka, horumarka iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Fededraalka Oo Cambaareysay Gantaal Ay Xuutiyiinta Ku Tuureen Magaalada Makkah War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyey gantaaal habeenkii Jimcaha ay kooxda xuutiyiinta ku tuurtay magaalada barakeysan ee Makka Al-mukarrama. Waxaa lagu sheegay War-saxaafadeedka in dowladda Soomaaliya…
3 daqiiqo Sheeko:War Canada iyo Midowga Yurub oo Saxiixaya Heshiis Ganacsi Canada iyo midowga Yurub ayaa ku saxiixaya kulan ka dhacaya magaalada Brussels maalinta axadda heshiiskii ganacsi ee muddada dheer soo jiitamayey. Ra’iisulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ku tilmaamay heshiiskan mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas: Federaal, Daacish Iyo Al-shabaab Ayaa Nagu soo Duuley Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dagaallada ka dhaca deegaannada maamulkaasi ay isku soo garabsadeen dowladda Federaalka, Al-shabaab, Daacish iyo maamul goboleedyo uu sheegay in aaney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiinta Xubnaha Aqalka Sare Ee Hirshabelle Oo Maanta Lagu Dhowaaqayo Maanta oo sabti ah ayaa lagu wadaa in lagu dhowaaqo musharraxiinta xubnaha aqalka sare ee maamulka Hirshabelle, iyadoo loo gudbin doono guddiga doorashooyinka dadban. Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble…