2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Loo Gudbiyey Kiisas Badan Oo Dacwo Ah Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey xal ka gaarista tabashooyinka ay qabaan musharraxiinta. Guddoomiyaha guddigaasi C/risaaq Barre Jaamac oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muumullada Hirshabelle Iyo Jubbaland Oo Loogu Baaqey Ilaalinta Qoondada Haweenka Caasha Cabdulle Siyaad oo kamid ah haweenka Soomaaliyeed ayaa iyadoo wareysi siisey Goobjoog News, waxay ugu baaqday maamullada Hirshabelle iyo Jubbaland iney ilaaliyaan qoondada Haweenka ee 30%. Waxay sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Qeylo Dhaamiyey Abaarta Gedo Gobolka Gedo waxaa ka jira abaar saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada, iyadoo abaartan ay guud ahaan saameysay gobolkaasi. Waxgaradka Gedo ayaa ku baaqaya in gurmad degdeg ah lala gaaro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xabsiyadda Dalka Oo Loo Diyaariyey Qaabilidda Maxaabiista Soomaaliyeed Ee Ku Xiran Dalalka Caalamka Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac ayaa sheegay in ay u diyaarsan yahay in dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran dalalka shisheeye ay ciqaabtooda ku dhameystaan gudaha dalka. Taliyaha oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayaan Howlaha Doorashooyinka Guddiga doorashooyinka dadban ee heer ferderaal ayaa war-saxaafadeed uu soo saarey kaga hadlay halka ay marayaan howlaha doorashooyinka ee dalka ka socda. Guddiga ayaa sheegay in ergo ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraakiib Dagaal Oo Kusoo Dhowaaday Demada Qandala Ee Gobolka Bari Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay kusoo dhowaadeen maraakiib dagaal oo la sheegay iney leeyihiin ciidamada NATO ee ku sugnaa xeebaha Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Dad Ku Dishey degmada Tiyeeglow, Bakool Wararka ka imaanaya degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in Xarakada Al-shabaab ay halkaasi ku dileen dad ay ku eedeeyeen iney la shaqeeyaan ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya.…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Doortay Guddoomiye Cusub Baarlamaanka dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa doortey guddoomiye, kadib kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaannada baarlamaanka. Kulankan doorashada ah oo dhacay gelinkii dambe ee shalay ayaa waxaa lagu doortay guddoomiye iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Hirshabelle: Dastuurka Oo Qodobo Laga Bedelay Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, waxay isku raaceen in qodobo laga bedalo Dastuurka maamulkaasi. Kulanka baarlamaanka oo shalay dhacay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Qaranka Oo Jubbaland Ku Adkeeyay Fulinta Qoondada 30% Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa gaaray wafdi ay hoggaamineyso guddomiyaha ururka Haweenka Qaranka, Batuulo Axmed Gaballe, waxaana ay la kulmeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland.…