1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Kenya Ku Wareejisey Haweeney Ay Kasoo Badbaadiyeen Burcad Badeed Maamulka Galmudug ayaa maanta dowladda Kenya ku wareejiyey haweeney lagu magacaabo Louis Njoki oo ciidanka nabad sugidda ay xoog uga soo furteen koox burcad badeed ah oo muddo haweeneydan haystay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Iyo Wafdi Ka Socda UNOCHA Oo Ku Kulmay Garoowe Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Cabdixakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraakiil ka tirsan hay’adda UNOCHA. Saraakiisha uu Madaxweyne ku xigeenku ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka India: Maxkamad Dhageysatay Dacwad Loo Heysto Dhallinyaro Soomaaliyeed Maxkamad ku taalada dalka India ayaa dhegeysatay dood ku saabsan dacwadda loo haysto dhalinyaro Soomaaliyeed oo falal burcad badeednimo lagu soo eedeeyay. Dacwad oogaha dhallinyaradaasi iyo qareenka u doodaya dhallinyarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan Degmada Lambar 50 Oo Gurmad u Baahan Maamulka degmada Lambar 50 ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa walaac ka muujiyey xaaladda nololeed ee ay ku sugan yihiin barakacayaal dhowaan soo gaarey degmadaasi. Cali Nuur Axmed, guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska K/Galbeed: Annagaa Damaanad Qaadeyna Amniga Goobaha Doorashooyinka Taliska Booliiska maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in iyagu ay damaanad qaadayaan amniga guud ee goobha doorashooyinka ka dhacayaan ee maamulkaasi iyo sidoo kale musharraxiinta ku sugan Baydhabo. Taliyaha Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Soomaali Lagu Siidaayey Madax Furasho Lacageed Maleeshiyo hubeysan oo u dhalatay dalka Yemen ayaa laga soo siidaayey 4 qof oo Soomaali ah, kadib markii lasiiyey madax furasho lacageed. Mid kamid ah ehlada dhallinyaradan Soomaaliyeed ee lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Wacyigelinta Iyo Hanuuninta Dadweynaha Oo Dib Looga Howlgeliyey Muqdisho Muddo 25-sano ah kadib, waxaa maanta magaalada Muqdisho dib looga howlgeliyey xarunta wacyigelinta iyo Hanuuninta dadweynaha oo ku burburtay dagaalladii sokeeyey ee dalka ka dhacay. Munaasabadda dib u howlgelinta xaruntaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Gobolka Banaadir Oo Wada Shaqeyn Ka Dalbaday Shacabka Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Bishaar Abshir Geeddi, oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan ciidamada Booliiska. Taliyaha ayaa sheegay in shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Dagaal Kula Wareegtay Deegaanka Goofgaduud, Baay Wararka naga soo gaaraya deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay dagaal ku qabsadeen Xarakada Al-shabaab, kadib weerar dhowr jiho oo deegaankaasi kusoo qaadeen. Abaare Salaadii…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN: Xirashada Jijimaha Iyo Dhallinyarada Muqdisho ka sheekeynta isbedellada ka muuqda bulshada Soomaaliyeeed waxa ay u baahan yihiin waqti fara badan,maadaama aysan ahayn kuwa si sahlan looga hadli karo. Dhallinyarada ayaa ah kuwa ay sida weyn…