Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka HirShabeelle oo shalay lagu dhaariyay magaalada Jowhar oo ah xarunta maamulkaasi cusub. Madaxweynaha ayaa sheegay…