Diiwaangelinta Dooraashada Somaliland Oo Ka Billaabatay Gobolka Sanaag Sheeko:Dalka Deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Sanaag waxaa ka billowday diiwaan gelinta cod bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland, iyadoo gobolkaasi ay tageen guddiga doorashooyinka ee maamulkaasi. Degmooyinka kala ah Dhahar, Badhan iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fanaan Shey Mire Dacar Oo Ku Geeriyooday Hargeysa Allaha u naxariistee waxaa gelinkii dambe ee shalay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ku geeriyooday fanaankii caanka ahaa Sahey Mire Dacar oo maalmahan ku xanuusanayey Isbitaal ku yaalla magaalladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM: Waa Been Warka Dhahaya Al-shabaab Ayaa Marka Maamulaya Taliska Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ayaa been abuur ku sheegay wararka sheegayey in dhawaan meello ka mid ah magaaladaasi ay la wareegeen ciidamo ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka ciidamada AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Ka Tirsan Booliiska Maraykanka Oo La Dilay Nin hubeysan ayaa dilay Saddex ka tirsan ciidamada Boliska gobolka Louisiana ee dalka Mareykanka xilli ay shaqo ku jireen, iyadoo isla halkaana lagu dilay ninkii weerarka soo qaaday. Warbaahinta Mareykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Subax Ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana warka aynu kusoo qaadan doonnaa wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda. Warkeena waxaa saakay soo saaray islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Socota Dowladda Federaalka Iyo AMISOM Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Marka Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose ay gaaraan saraakiil ciidan oo ka kala socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM. Saraakiishan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Magaalada Marka Oo La Adkeynayo Maamulka magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay adkeyn doonaan amniga guud ee magaaladaasi oo maalmahan dambe gacan ku haynteeda dowladda iyo Al-shabaab isku dabamarayeen. Guddoomiyaha magaaladaasi Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha: Waxaan Wadnaa Qorshe Lagu Soo Celinayo Shaqada Qaranka Agaasimaha waaxda shaqada, shaqaalaha iyo shaqo abuurka ee wasaaradda shaqada xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Macallin Cilmi oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in wasaaradda ay waddo qorshaha ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Ku Geeriyooday Shil Ka Dhacay Gobolka Mudug Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo nabadoon caan ka ah deegaannada maamulkaasi ka arimiyo ayaa ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay deegaanka Saddex Higlo oo qiyaastii 50 KM u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Darees Ciidan Oo Loo Waday Al-shabaab War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in gacanta ay ku dhigeen darees ciidan oo ay tilmaameen in loo waday dhanka Al-shabaab. Dareeskan ayeey sheegeen in laga keenay dhanka…