Puntland Oo u Digtey Somaliland Sheeko:Dalka Maamulka Puntland ayaa sheegay in daan daansi dagaal ay gobolka Sool ka wadaan maamulka Somaliland oo ay sheegeen inay kusoo xadgudbeen xuduudda Puntland. Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Galabnimo Ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gubineynaa warka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana lagu soo qaatay warkeena aqodobo dhowr ah oo gudaha dalka iyo dibadda isugu jira. Galabnimadan waxaa warkeenna inoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Al-shabaab Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Mudug Ciidamo badan oo Al-shabaab ah islamarkaana wata gaadiid dagaal ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay la wareegeen deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ee Galmudug. Waxaa la sheegayaa in Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Puntland Oo Kaalin Ka Qaadanaya Daminta Xiisad Ka Jirta Gobolka Sool Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in kaalin xooggan uu ka qaadan doono daminta colaadda ka jirta deegaanno ka mid ah gobolka Sool. Waxa uu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Oo Ka Qeybgalay Dibadbax Ka Dhacay Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo inqilaabkii fashilmay ee xubno ka mid ah Milatariga Turkiga ku doonayeen inay ku qabsadaan dalkaasi. Dibadbaxan ayaa waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Afgambiyadii Ka Dhacay Dalka Turkiga 50-kii Sano Ee Lasoo Dhaafay Turkiga ayaa waxaa soo maray taariikhdan casriga ah afgambiyo milatari oo ay hormuud ka yihiin ciidanka milatariga dalkaas, kuwaas oo sababay dib u dhac dhaqaale iyo mid bulsheed intaba, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lacagta Liiraha Turkiga Oo Hoos u Dhac Ku Yimid Lacagta Turkiga ee liiraha ayaa hoos u dhacday 5% marka lagu sarifo lacagta dollarka Maraykanka ka dib markii ciidamada militariga Turkiga ay sheegeen in ay afgambi kula wareegeen dalka Turkiga,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suxufiyiinta Jubbaland Oo Hoggaan Cusub Doortay Munaasabad ka dhacday magaalada Kismaayo oo ay kasoo qeybgaleen wariyeyaasha ka howlgalo Jubaland oo kala mataleeysay Saddexda gobol ee Jubaland ayaa waxay ay ku doorteen hoggaan cusub oo uu yeesho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dibadbax Ka Billowday Magaalada Muqdisho Waxaa goor dhow si rasmi ah magaalada Muqdisho uga billowday dibadbax ballaaran oo uu soo qabanqaabiyey maamulka Gobolka Banaadir kaasi oo lagu muujinayo sida looga xunyahay isku daygii Afgambi ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka saakay iyo Goobjoog Fm oo ah barnaamij lagu soo gudbiyo wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda. Saakay waxaa akhrinaya Maxamed Cabdi Xuseen,…