1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Salaad Cali Jeelle “Goobjoog Waxaa Laga Rabaa In Musuqa Soo Saarto” Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo xilal kala duwan dalka kasoo qabtay ayaa hadal ka jeediyey munaasabadda loogu dabaaldegayo Sanadguurada Afaraad ee Goobjoog ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Macallin Fiqi: Warka Goobjoog Ay Sheegto Maalinta Kale Ayeey Idaacadaha Kale Sheegaan Xoghayaha guud ee xisbiga Daljir Axmed Macallin Fiqi ayaa ka mid ahaa madaxda Soomaaliyeed ee ka qeybgashay munaasabadda sanadguuradii 4-aad ee aas aaska Goobjoog ayaa ku dheeraaday ka hadlay waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan: Wariyaasha Goobjoog Shuruur Ma Qaataan Guddoomiyahii hore ee gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ka mid ahaa mas’uuliyiintii ka hadashay goor dhow munaasabadda Goobjoog ee sanadguurada 4-aad ayaa hambalyo u diray maamulka iyo shaqaalaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Koronto Oo Dardaaran Siiyey Goobjoog News C/raxmaan Ibraahim Aadan Koronto oo ka mid ah rugcadayaasha saxaafadeed ayaa goor dhaw waxa uau hadal ka jeediyey munaasabadda loogu dabaaldegayo sanadguurada 4-aad ee Goobjoog, isaga oo hambalyo diray. Koronto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Hambalyo u Dirtay Goobjoog Ururka Saxafiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa hambalyo u diray iadaacad Goobjoog oo maanta u dabaaldegaysa sanadguuradii 4-aad. Xoghayaha ururkaasi Maxamed Ibraahim Macallimow oo hadal ka jeediyey goor dhaw munaasabadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Idaacadda Goobjoog Oo Ka Hadlay Waxqabadka Idaacadda Agaasimaha Idaacadda Goobjoog Xasan Maxamuud Maxamed ayaa goor dhaw waxa uu jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysaya islamarkaana looga hadlayey waxqabadka Goobjoog iyo hiigsiga Idaacadda. Agaasimaha ayaa sheegay in Goobjoog sanadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Iyo Madax Kale Oo Ka Qeybgalaya Munaasabadda Goobjoog (Sawirro) Munaasabadda loogu dabaaldegayo sanagurada Afaraad ee Goobjoog ayaa ka socota magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin aad u badan. Madaxda ka qeybagalaysa waxaa ka mid ah wasiirka Arrimaa gudaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Loogu Dabaaldegayo 4-sano Guurada Goobjoog Oo Ka Billaabatay Muqdisho (Sawirro) Waxaa goor dhaw mid ka mid ah Hoteellada magaalada Muqdisho ka billaabatay munaasabad aad u ballaaran oo loogu dabaaldegayo sanaguuradii Afaraad ee kasoo wareegtay markii dhidibada loo taagay Idaacadda Goobjoog.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo Muuqaal Ka Tarjumaya Waxqabadka Goobjoog Idaacadda Goobjoog ayaa maanta waxay u dabaaldegaysaa sanadguuradeedii Afaraad markii dhidibada loo taagay, iyadoo guud ahaan shaqaalaha Goobjoog ay dabaaldegayaan. Hadaba waxa aynu halkaan idiin kugu soo gudbineynaa muuqaal soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Galgaduud Oo Sheegay Inay Weerar Ku Yihiin Al-shabaab Afhayeenka maamulka Ahlu-sunna Waljameeca Mursal Maxamed Xeefow ayaa sheegay in dhawaan ay qaadi doonaan howlgallo ka dhan ah Al-shabaabka ku sugan qeybo ka mid ah gobollada dhexe ee dalka. Waxa…