1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Iyo Guddiga Dhisaya Wadada Isku Xirta Gaalkacyo Iyo Hobyo Oo Kulmay Guddiga horumarinta GOB ee dhismaha wadada isku xirta Gaalkacyo Iyo Hobyo ayaa kulan la qaatay odayaasha dhaqanka gobalka Mudug. Guddigani iyo odayaasha ayaa ka wada hadlay sidii bulshada ay kaalinteeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Deegaanka Goof-gaduud Ee Gobolka Baay Oo Shalay Lagu Dagaallamay Waxaa saaka deggan xaaladda degaanka Goofgaduud Shabeellow ee gobalka Bay oo ay ku dagaallameen ciidamada dowladda iyo kuwa Xarakada Al-shabaab. Wararka ka imaanaya degaanka Goofgaduud Shabeellow ee duleedka magaalada Baydhabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Gobolka Mudug Oo Hambalyo u Diray Goobjoog Fm (Dhageyso) Mas’uuliyiin iyo shacab ku sugan gobolka Mudug ayaa hambalyada ku aadan sanadguuradii Afaraad ee Idaacadda Goobjoog hawada soo mariyey. Waxay sheegeen dadkani in ay Goobjoog oo kaliya ku xiran yihiin,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Qof Shacab Ah Oo Laga Helay Duleedka Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in meydka qof shacab ah laga helay saakay deegaanka Luuq Jeelow ee duleedka magaalada Baladweyne. Wariyeyaasheena ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Idaacadda Goobjoog Oo Afar Sano Jirsatay Idaacadda Goobjoog ayaa Maanta oo ay ku beegan tahay 14 July waxa ay u dabaaldegaysaa sanadguuradii Afaraad ee kasoo wareegtay markii dhidibada loo taagay Idaacadda. 14-kii July sanadkii 2012 ayeey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobo Laga Soo Saaray Shirka Siyaasadda Amniga Qaran Ee Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa ka soconayey shirka siyaasadda amniga qaran, waxaana laga soo saaray war-saxaafadeed lagu xusay qodobada shirka. War-Saxaafadeed:- Kulankii Dawladda F. Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal U Dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Oo Ka Dhacay Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa maamulka Koonfur Galbeed iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay deegaanka Goofgaduud ee gobolka Baay. Dagaalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Degmada Waaberi Oo Raadinaya Rag Hubeysan Oo Habeenkii Dadka Dhaca Taliska Booliiska degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xaafadaha degmadaasi ay ka jiraan Mootooyin hub saaran yihiin oo dadka shacabka ah xilliga habeenkii ah lagu dhibaateeyo loogana qaato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Shirar Gaar Gaar Ah Ku Leh Magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka soconayaan kulamo gaar gaar ah oo ay yeelanayaan qaar ka mid ah waxgaradka gobolkaasi. Kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Sh/dhexe Oo Digniin u Diray Beello Abaabul Dagaal Ka Wada Degmada Warsheekh Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa digniin u diray shaqsiyaad uu sheegay maamulka inay degmada Warsheekh ka wadaan isku dirka beello wada deggan degmadaasi Korneel Khaliif Carfaaye oo ah taliyaha Qeybta…