1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Kenya Oo Nairobi Ku Dilay Muwaadiniin Soomaaliyeed Ciidamada Booliiska Kenya ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ku dileen Labo wiil oo ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka David Cameron Oo Maanta Shaqada Ka Tagaya Ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah ah uu si toos ah uga tago xafiiskiisa, kadib markii uu dhawaan ku dhawaaqay inuu is…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Odayaasha Hiiraan Iyo IGAD Uga Socday B/weyne Oo Natiijo La’aan Ku Dhamaaday Maanta waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaray wafdi ballaran oo ka socday Ururur goboleedka IGAD, waxaana ay la kulmeen waxgaradka Hiiraan gaar ahaan kuwa dhaliilsan shirka Jowhar. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Farsamada Ee Sameynta Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir Oo La Magacaabay Wareegto uu soo saaray wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada ee sameynta golaha deegaanka gobolka Banaadir. Guddigan ayaa ka kooban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Caawa Ka Dhacay Degmada Waaberi Ee Muqdisho Qarax la sheegay inuu ahaa Miino ayaa caawa ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho gaar ahaan dhabarka dambe ee saldhigga degmadaasi. Qaraxan ayaa la sheegay in lagu qariyey qashin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG:- Wafdi Ka Socda Urur Goboleedka IGAD Oo Gaaray B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw halkaasi ay gaareen wafdi ballaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD kuwaasi oo lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ka Tirsan Federaalka Oo B/weyne u Tagey Garab Istaagga Waxgaradka Hiiraan Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw halkaasi ay tageen xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaannadan oo kala ah C/laahi Goodax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Magaalada Marka Oo Al-shabaab Shalay Gudaha u Galeen Ciidamada Al-shabaab oo shalay gudaha u galay magaalada Marka kadib markii ay ka baxeen ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay bandow kusopo rogeenxaafado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Gedo Oo Dib Hawada Ugu Soo Laabatay Degmooyinka Buurdhuubo , Garbahaaray iyo Tuulo Barwaaqo oo ka tirsan Gobolka Gedo, waxa ay dadku dib u heleen adeeggii Isgaarsiinta oo jarnaa Muddo Labo maalin ah . Ulajeedka hawadda looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dood Kulul Oo Ku Saabsan Doorashada 2016 (Dhageyso) Goobjoog Fm ayaa qabatay dood kulul oo ku saabsan doorashada la filayo in dalkaan ay ka dhacdo sanadkan 2016, taasi oo arrimo badan oo doorashooyinka ah lagu falanqeeyay. Dooddaan waxaa…