1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dad Shacab Ah Oo Lagu Dilay Sh/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dad habeenkii xalay ahaa lagu dilay deegaanka Gololey ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dabley hubeysan ayaa weerar ku qaadday deegaankaasi waxaana ay dileen 4 qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ciidamada AMISOM Lagula Eegtay Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi qarax Miino lagula eegtay askar ka tirsan Ciidanka AMISOM, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Lagu Amray Inay Dardar Geliyaan Howlgallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Wasaaradda amniga ee maamula Puntland ayaa ku ammartay guud ahaan ciidanka amniga ee maamulkaasi inay dardar geliyaan howlgallada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab. Wasiirka wasaaraddaasi Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka AMISOM Oo Loogu Baaqay Inay Dhowraan Haweenka Iyo Caruurta Hawlgalka Midowga Africa ayaa ugu baaqay askarta AMISOM inay ilaaliyaan ammaanka dadka rayidka inta lagu guda jiro hawlgalada lagu sugayo ammaanka dalka Soomaaliya. Karneyl Shadrack Othieno Mutacho oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Baardheere Oo Cabasho Ka Ah Cayayaan Waxyeello U Geystay Dalaga Ay Beertaan Beeraleyda ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa walaac ka muujiyey cayayaan dhibaato ku haya dhammaan dalaga ay beerteen, kaasi oo sababaya in beerta aanay u bixin sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Haweeney Guddoomiye Laameed Ahayd Oo Lagu Dilay Degmada Shibis Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa habeenkii xalay waxay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho ku dileen Haweeney la sheegay in ay ahayd gudoomiye Laameed. Laba nin oo Bistoolado ku hubeysan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Qof Oo Ku Geeriyootay Roobab Ka Da’ay Magaalada Hargeysa Ugu yaraan 8 qof ayaa ku geeriyootay 25 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib Roobab dabayelo watay oo ka da’ay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland. Roobabkani ayaa saameeyay dhammmaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr Nuur Faarax “Waa In La Helaa Isbitaallo Hoos Yimaada Maamulka Gobolka Banaadir” Hanti Dhowrka guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax ayaa ka dalbaday maamulka Gobolka Banaadir in gacantooda dib ugu soo celiyaan goobaha danta guud oo ay ka mid yihiin Iskuullada sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Drone Ah Oo Kusoo Dhacday Gobolka Shabellaha Hoose Diyaarad nooca is wada ee loo yaqaano Drone ayaa lagu soo waramayaa inay kusoo dhacday deegaan lagu magacaabo Saddex Xarar ee gobolka Shabellaha Hoose. Dadka deegaanka ayaa sheegay in diyaaraddan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 20 Carruur Ah Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Baraawe, Sh/hoose Wararka ka imaanaya degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in 24-kii saac ee la soo dhaafay ay degmadaasi ku dhinteen 2 carruur ah kadib markii uu soo…