1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirada Jubbaland Oo Codka Kalsoonida Ah Ka Helay Baarlamaankooda Xildhibaannada baarlamaanka Jubbaland ayaa maanta cod gacan taag ah ku ansixiyey golaha wasiirada Jubbaland iyo madaxweyne ku xigeennada cusub ee dhawaan uu soo magacaabay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Halgan: Waxaan Dilnay In Ka Badan 200 Oo Al-shabaab Ah Maamulka deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyey dagaal saakay deegaankaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hakad Ku Yimid Dhismaha Isbitaal Laga Hirgelinayey Deegaanka Docolley Ee Galgaduud Dhimsha isbitaalka deegaanka Docolley ee gobolka Galgaduud, qiyaas ahaanna dhanka bari Cadaado kaga beegan 45 KM ayaa waxaa ku yimid hakad iyadoo Labadii Bilood ee lasoo dhaafay ay dhismaha Isbitaalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Wada Gobolka Bakool Maamulka degmada Xudur ayaa ka warbixiyay howlgallo ballaaran oo ciidamada dowladda federaalka ah iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan deegaanno hoostaga degmadaasi. Guddoomiyaha magaalada Xudur ee xarunta gobalka Bakool Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidanka Dowladda Iyo Al-shabaab Oo Ka Socda Gobolka Hiiraan Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa AMISOM Iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka soconaya deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan. Dagaalkani ayaa yimid kadim markii Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Mudug Oo Sheegay Inay Ku Raadjoogaan Raggii Dilay Guddoomiyaha Haweenka Gobolkaasi Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay inay ku raadjoogaan dadkii ka dambeeyay dilka guddoomiyahii haweenka Puntland ee gobolkaasi oo xalay rag hubeysan ay dileen. Gudoomiyaha gobolkaasi Xasan Maxamed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ku Yaalla Xadka Itoobiya Ee Dhanka Gobolka Sool Xiisado dagaal ayaa laga soo sheegayaa deegaanno ku yaalla xuduudda uu gobolka Sool la leeyahay dalka Itoobiya gaar ahaan deegaannada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Wararka ka imaanaya deegaannada ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Haweeney Xalay Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Koox Bistoolado ku hubeysan ayaa xalay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku dilay guddoomiyihii haweenka Puntland ee gobalka Mudug Dhudi Yuusuf Axmed. Dilka ayaa ka dhacay waqooayiga magaalada Gaalkacyo, iyadoo raggaii dilkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ONLF Oo Sheegtay In Itoobiya Ay Ka Dambeyso Dadkii Ay Dileen Ciidanka Liyuu Boolis Ururka ONLF ee dagaallada kula jira dowladda Itoobiya ayaa sheegay in shacabkii maalin kahor lagu laayey deegaanno ku dhaw xad ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka dambeyso dowladdaasi. Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlagallo Ka Wada Magaalada Garoowe Ciidamada maamulka Puntland ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga waxay ka wadaan magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Howlgaladaan ayaa ah kuwo ka dheeri ah kuwii ay sameyn jireen ciidanka ammaanka,…