2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Guddi u Saartay Wax u Qabashada Dadkii Ku Dhaawacmay Weerarkii Ambassador Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya , ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda, Mudane C/laahi Axmed Jaamac Ilka-jiir. waxaana looga hadlay xaaladda caafimaad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dad Ka Badan 50 Qof Oo Dhaawac Ahaan Loo Geeyay Isbitaalka Madiina Maamulka Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhaawac ahaan isbitaalkaasi loo geeyay dad ka badan 50 qof oo kusoo waxyeeloobay weerarkii Hotelka Ambasador. Wariyeyaal ka tirsan Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rasaas Weli Laga Maqlayo Hotelka Ambasador Ee Muqdisho Wararka saakay oo Khamiis ah laga helayo Hoteelka Ambasador ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi laga maqalayo rasaas loo maleynayo in la isku dhex weydaarsanayo. Ciidamada dowladda Federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Waan Ka Guuleysaneynaa Argagaxisada” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay ka guuleysan doonto Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa cambaareeyay weerarkii Ambasador, sidoo kalena waxa uu ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Cambareeyay Weerarkii Ambasador Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambareeyey weerarkii gelinkii dambe ee shalay lagu qaaday Hotelka Ambasador ee magaalada Muqdisho, kadib war-saxaafadeed kasoo baxay xafiiskiisa. War-saxaafadeed:- Ra’iisul Wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Ku Geeriyooday Weerarkii Ambasador Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar rag la sheegay inay ka mid yihiin Al-shabaab ay gabal dhacii maanta ku qaadeen Hoteelka Ambasador ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo khasaare uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Sheegay In La Adkeeyay Amniga Deegaannadooda Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay adkeeyeen ammaanka guud ee deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo sidoo kalena ay wadaan qorsheyaal lagula dagaallamayo Al-shabaab. Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska gaarka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Sheegtay Inay Dishay Maxamed Dulyadeen Oo Ka Tirsan Saraakiisha Al-shabaab Wasiirka amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo saxaafadda kula hadlay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa xaqiijiyey geerida saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo uu sheegay in lagu dilay dagaalkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Weeraray Saldhig Al-shabaab Ku Lahaayeen Duleedka Kismaayo Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa maamulka Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in waabarigii saaka ay weerar ku qaadeen saldhig Al-shabaab ku lahaayeen deegaanka Buulo-gaduud ee gobolka Jubada Hoose,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Soomaalida Dhulkooda Nabadda Ah Yaan Ku Celinaynaa Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mwenda Njoka ayaa sheegay in Kenya ay ka go’an tahay inay xirto xeryaha Dhadhaab oo uu sheegay in amni darro kaga timaado. Afhayeenka oo…