1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaadkii Ku Dagaallamay B/weyne Oo La Kala Qaaday Maalmihii ugu dambeeyay waxaa soconayey dadaallo xooggan oo ay wadeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, AMISOM iyo sidoo kale maamulka gobolka Hiiraan kaasi oo ku aadanaa in la kala qaado maleeshiyaadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Ka Hadlay Dagaalkii J/hoose Saraakiisha ciidamada maamulka Jubbaland ayaa ka warbixiyey dagaal xooggan oo maanta ka dhacay duleedka degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Jubbland iyo kuwa Kenya ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Dhoobley Ee J/hoose Wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Jubbaland oo garab ka helaya kuwa Kenya ee AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Soo Saartay Liiska Imtixaanka Dugsiyada G/Banaadir Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay liiska Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2015-2016, ee dugisiyada gobolka Banaadir iyo halka lagu galayo . Warbaahinta dowladda ayaa lagu soo daabacay Liiskan, iyadoo xarumo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Arday Dhaliil u Jeediyey Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka Arday Soomaaliyeed oo ku sugan dalka Kenya kuna guuleystay Imtixaan ay qaadday safaaradda India ee dalkaasi helayna deeq waxbarasho ayaa sheegaya in wasaaradda waxbarashada dowladda Federaalka ka hor istaagtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Isku Diyaarineysa Martigelinta Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Maamulka Puntland ayaa isku diyaarinaya martigelinta shirka madasha wadatashiga qaranka, kaasi oo looga hadli doono arrimo la xiriira doorashooyinka iyo Dastuurka. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ku Celisay Inay Xireyso Xeryaha Dhadhaab Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in Kenya ay xirayso sanadkan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab isagoo ku sheegay arrintaasi sababo la xariira Qatar ammaan oo Kenya uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka B/weyne Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatooyinku ay ka soo gaareen fatahaadda…
4 daqiiqo Suuqyada Muqdisho Qaarkood Oo Laga Hirgeliyey Suuli Dadweyne Haddii Aad tahay Ganacsade aroor hore ka soo baxa Gurigiisa waxaa hubanti ah inay baahi badan kuu hayso hal abuurkan lagu hirgeliyay suuliyada ee sahlaysa in qof kasta isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Garoowe Oo Aragti Ka Dhiibtay Go’aankii Madaxweyne Xasan Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa aragti ka dhiibtay go’aankii shalay ee madaxweyne Xasan Sheekh ku meel mariyey heshiiskii madasha wadatashiga Qaran ee…