Waxgarad Cambaareeyay Dagaallada B/weyne Sheeko:Dalka Odayaal dhaqameed, waxgarad iyo siyaasiyiin ku sugan magaalada Muqdisho ayaa cambaareeyay dagaal beeleedka ka soconaya gudaha magaalada Baladweyne. Odayaasha iyo waxgaradka ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dhiigga dadka… 1 daqiiqo
11 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Haddii Aan Tashan Weyno Ma Hureyno In Naloo Taliyo” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyey xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda iminka dalka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdigii Golaha Ammaanka Oo Muqdisho Yimid Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray wafdi ka socda golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kuwaasi oo kulamo la qaatay madaxda sare ee dowladda Federaalka ah. Xubnahan ayaa ulajeedka Muqdisho u…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Iyo Madaxdooda Oo Ka Dibadbaxay Saami La’aanta Aqalkaa Sare Dibadbax ballaaran oo uu soo qabanqaabiyey maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee xarunta golaha shacabka iyo taalada Daljirka Daahsoon. Waxaa dibadbaxan ka…
4 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka, Madasha Iyo Beesha Caalamka Oo Madaxa Iskula Jira Tan iyo markii ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashid u gudbiyay Baarlamaanka federaalka hanaanka doorasho ee 2016-ka bishii hore 30-keeda, waxaa isa soo taraya walaac laga qabo in baarlamaanka wiiqo geedi-socodka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Xoog Ku Joojiyey Dagaalkii B/weyne Ciidamada AMISOM oo isugu jira Itoobiyaan iyo Jabuuti ayaa goor dhaw xoog ku kala dhex galay dhinacyadii ku dagaallamayey xaafadda Howlwadaag ee magaaladaasi. Wariyaasheena ku sugan magaaladaasi ayaa soo sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Qof Oo Ku Dhaawacantay Rabshado Ka Dhacay Laascaanood Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa rabshado ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool halkaasi oo ay ku dhaawacmeen 10 qof oo shacab ah. Shacab carreysan ayaa shalay xoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Socda Golaha Ammaanka QM Oo Muqdisho Kusoo Wajahan Maanta oo khamiis ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay yimaadaan xubno ka socda golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, kuwaasi oo shirar kala duwan magaalada kula yeelan doona madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: 20 Doolar Oo Laga Qaadayo Dadka Dhoofaya Garoonka diyaradaha magaalada Gaalkacyo C/laahi Yuusuf Aiport iyo Garonka diyaradaha magaalada Boosaaso ayaa lagu soo rogay lacag laga qaadayo dadka ka dhoofaya garoomadaasi taasi oo dhan $20 Dollar. Qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daad Xiray Guud Ahaan Ganacsigii B/weyne Daad la sheegay inuu kasoo rogmaday dalka Itoobiya ayaa sababay inay xirmaan guud ahaan ganacsigii magaalada B/weyne sidoo kalena ay barakacaan dad shacab ah. Daadkaan ayaa saameeyay dhammaan Afarta xaafadood…