1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Diyaaradaha Hobyo Oo La Dayactirayo Maareeyahay garoonka diyaaradaha degmada Hobyo ee Galmudug Cabdi Warsame Faarax ayaa faah faahin ka bixiyey qorsheyaal la doonayo in lagu dayactiro garoonkaasi. Mareeyaha oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Dib Uga Billawday Magaalada B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan inuu sii xoogeystay dagaalkii ka socday magaaladaasi iyadoo dhanka kale ay xiran yihiin adeegyadii ganacsiga ee magaalladaasi. Maleeshiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Jubbaland Oo Yeelatay 17 Wasiir Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa gelinkii dambe ee shalay ku dhawaaqay wasiirada maamulkiisa oo muddo laga sugayey. Afhayeenka Jubbaland C/naasir Seeraar Maax oo la hadlay warbaahinta ayaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Ku Xiran Xabsiyo Ku Yaalla Maraykanka Oo Raashiinka Ka Soomay Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran xabsiyo ku yaalla dalka Maraykanka ayaa ka soomay raashinkii kadib markii ay sheegeen inay waayeen caddaalad, islamarkaana aanay haysan xurriyad. Aadan Sheekh Nuur oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Kismaayo Oo Taageeray Madaxweyne Ku Xigeenka Cusub Ee Jubbaland Kulan ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa lagu taageeray madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo dhawaan xilkaasi loo magacaabay. Waxaa kulankaan isugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Baaq Nabadeed u Diray Dhinacyada Ku Dagaallamaya B/weyne Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay dagaallo maalintii Labaad ka soconaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kaasi oo u dhaxeeya beello wada deggan magaaladaasi. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Koonfur Galbeed Oo Kasoo Horjeestay Hannaanka Loo Dhisayo Aqalka Sare Waxgaradka ku dhaqan deegaannada Koonfur Galbeed oo kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa kasoo horjeestay hannanka lagu heshiiyay ee la doonayo in lagu dhiso aqalka sare.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo “Soomaalinimadu Ma Ahan In Siyaasad Kaliya La Wadaago” Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo khudbad ka jeediyey xuska 25 guurada kasoo wareegtay markii Somaliland sheegtay in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ayaa sheegay in ay ka madax…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Shariif: Madaxda Dowladda Faragelin Bay Ku Hayaan Howshii Guddiga Baarlamaanka Ee Hanaanka Doorasho 2016 Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ku eedeeyay dib u dhaca guddiga baarlamaanka ee turxaan bixinta hanaanka doorasho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Baladweyne Oo Isugu Darsamay Dagaallo Iyo Fatahaad Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa shalay ka billowday dagaal beeleed u dhaxeeya beello walaalo ah oo ku dhaqan xaafadda howlwadaag ee magaaladaasi. Saaka oo Arbaco ah ayaa lagu…