4 daqiiqo Sheeko:Dalka Luqadda English-ka Oo Caqabad Ku Ah Qaar Ka Mid Ah Ardayda Dhameysay Jaamacadaha Dalka Dalkeena Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho waxaa ku yaalla Iskuullo lagu barto Luuqadaha Ingiriiska , Faransiiska iyo Carabiga , waxaana madal joog u ah maalin kasta arday isugu jirta wiilal…
2 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo Ka Wada Hadlay Siyaasadda Amniga Qaranka Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa kulan ay ku yeesheen madaxtooyada Cadaado kaga wada hadlay amniga, la dagaalanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Galmudug Oo Loogu Baaqay Ka Shaqenta Nabadda Suldaan Cali Suldaan Axmed Nuur oo ka mid ah waxgaradka Galmudug oo gaaray degmada Cadaado ayaa bulshada ugu baaqay inay ilaaliyaan nabadda. Suldaanka oo safarkiisa uu ku wehliyey Sheekh Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaas C/laahi Waamo “Waxbo Masoo Kordhin Doonto Magacaabista Ku Xigeennada Madaxweynaha Jubbaland” Ugaas C/laahi Waamo oo ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda deegaannada Jubbaland ayaa sheegay in aanay jirin wax ay soo kordhin doonto magacaabistee shalay madaxweyne Axmed Madoobe ku magacaabay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Ka Hadlay Dhaliillo Loo Jeediyey Ciidanka Dowladda Ee Ku Sugan Degmadaasi Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ka jawaabay dhalliil dhawaan loo jeediyey ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya taasi oo ku aadan inay dhac u geystaan dadka shacabka ah. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Sii Kordhiyey Fatahaadda Wabiga Shabelle Oo Ka Da’ay Magaalada B/weyne Roob xooggan oo soo rogay daad badan ayaa xalay lagu soo waramayaa inuu ka da’ay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo saaka barac ballaaran uu ka socdo magaaladaasi. Wariyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Hiiraan Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ee Itoobiya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan kaasi oo khasaare geystay.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Shacabka Soomaaliyeed Ku Bogaadiyey Ka Qeybqaadashada Dib u Dhiska Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo habeenkii xalay ahaa xarunta dowladda Hoose ee Xamar uga qeybgalay munaasabad lagu maamuusayey maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrimo badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Xilalkii Ka Qaaday Taliyeyaasha Booliiska Iyo Birmadka Puntland Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilalkii ka qaaday taliyayaasha ciidamada Booliiska iyo kuwa Birmadka ee maamulka Puntland. C/laahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel oo ah afhayeenka Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Xarigga Ka Jaray Waddooyinka Sayidka Iyo Danwadaagta Oo Dhawaan La Dhisay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga waxa uu ka jaray waddooyinka Sayidka iyo Danwadaagta ee magaalada Muqdisho kuwaasi oo dhawaan ay dhiseen shacabka Soomaaliyeed oo is…