2 daqiiqo Sheeko:War Beesha Caalamka oo ka Walaacsan Dib u dhaca Baarlamaanka Ee Ansixinta Hannaanka Doorashada 2016 Bayaan sabtidii ay soo saareen UN, AMISOM, IGAD, UK, Ethiopia, US, Talyaaniga iyo Sweden ayay ku booriyeen baarlamaanka federaalka Soomaaliya inuu si degdeg ah u ansixiyo hanaanka doorasho ee 2016.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkish Airline Oo Muqdisho Keensatay Ciidamo Gaar Ah, Sheegtayna In Ay Billaabeyso Duulimaadyadeedii Diyaarad Xamuul Turkish Airline islamarkaana sidda ciidamo amni ayaa maanta kasoo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ciidamadan waxaa la socda Eeyo u tababaran xagga amniga iyo qalab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Iyo AMISOM Oo Ka Shiray Fatahaadda Wabiga Shabelle Ee B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada AMISOM ee ku sugan gobolkaasi ayaa yeeshay kullan ballaaran oo looga hadlayey fatahaadda Wabiga Shabelle uu ka geystay magaalada Baladweyne iyo sidii wax loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Aadan Yabaal Oo Beeniyey Inay Ciidanka Dowladda Isaga Baxeen Degmadaasi Waxaa soo baxayay warar sheegayey in ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay isaga baxeen degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo ay shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Billowday Xaafado Ka Tirsan Magaalada Baladweyne (Sawirro) Qaar ka mid ah qoysaska ku dhaqan xaafadaha Kooshin iyo Xaawo Taako ee magaalada Baladweyne ayaa billaabay in ay halkaasi ka barakacaan kadib markii wabiga Shabelle uu ku fatahay xaafadahaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Gobolka Banaadir Oo Soo Bandhigay Gaari Iyo Computero Loo Aadeegsan Rabay Falal Ka Dhan Ah Amniga (Sawirro) Taliska ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu magaalada Muqdisho kusoo bandhigay gaari nooca raaxada ah, 7 Computer Laptop ah, Taleefanno gacanta ah iyo sidoo kale Liis…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda SYL Billow illaa Dhammaad Cali Xasan Maslax(Berdura), waxaa uu ka mid ahaa 13-kii dhallinyaro ee aasaastay ururkii SYL, isagoo 80 jir ah ayuu 2002-dii Cabdi Caziz Gurbiye ugu waramay magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taallada Nabadda Oo Laga Dhisay Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horreysa waxa uu magaalada Kismaayo gaar ahaan xaafadda Via Afmadow uu ka hirgeliyey Taallo loogu magac daray Nabadda taasi oo dib usoo celisay bilicdii xaafaddaasi…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Cali Gacal “Baarlamaanka Galmudug Marxalado Adag Ayuu Ku Shaqeeyaa” Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo dib ugu soo laabtay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud kadib safaro uu ku yimid magaalada Muqdisho iyo kuwo uu ku aaday dalka Uganda…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh ”Baarlamaanka Federaalka ha dardar geliyo meel marinta hannaanka doorashada sannadka 2016” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Baarlamaanka Federaalka, ugu baaqay in iyadoo la eegayo waqtiga yar ee harsan loo baahan yahay in la fududeeyo meel marinta hannaanka…