1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Askari Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Qarax Miino ayaa maanta deegaanka Km 13 ee duleedka magaalada Muqdisho waxaa lagula eegtay gaari nooca loo yaqaano Cabdi Bilaha oo ay la socdeen ciidamo Booliis ah kaasi oo khasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Digay In Muranka Ka Jira Dhismaha Aqalka Sare Uu Culeys u Keeno Doorashada 2016 Mid ka mid ah aqoonyanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in doorashada la filayo in dalka ay ka dhacaan sanadkan 2016-ka ay la mid tahay tii dalka lagu qabtay sanadkii 2012-ka sabab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo La Wareegay Degmada Aadan Yabaal, Sh/dhexe Wararka ka imaanaya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen gacan ku haynta degmadaasi. Ciidamada Al-shabaab…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkado Gaar Ah Oo Magaalada Muqdisho Ka Billaabay Maareynta Qashinka Muqdisho waxaa ka jira shirkado dhowr ah kuwaasi oo ka shaqeeya Nadaafadda iyo soo celinta bilicda goobaha kala duwan sida xarumaha waxbarashada, Isbitaallada, suuqyada, hoteellada iyo guryaha. Waxaa shirkadahan ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gadiidka Gurmadka Degdegga Ah (Ambulance) Oo Shaqo Muhiim Ah Ka Qabta Magaalada Muqdisho Adeegga Aamin Ambulance oo mudda Sideed Sano ah ka shaqeeya Magaaladda Muqdisho ayaa loo aqoonsaday gaadiidka gurmadka degdegga ah ee haatan sida rasmiga ah uga howl gala Magaalada. Gaadiidkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Degmada Waajid Oo Lagu Dagaallamay Xaalad deganaansho ah ayaa maanta oo Sabti ah waxaa laga soo sheegayaa degmada Waajid ee gobolka Bakool halkaasi oo shalay ay ka dhaceen dagaallo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa guul ka sheegtay dagaal ay ciidanka dowladda la galeen Xarakada Al-shabaab kaasi oo ka dhacay deegaanno hoostaga degmadaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Cabdicasiis Duurow oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Iyo Dhiggiisa Uganda Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Ciidan Ee Labada Dal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda, Gen. Yoweri Kaguta Museveni ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada dalka Uganda ee magaalada Entebbe. Kulankan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Go’doon Geliyey Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Kadib Markii Uu Fatahay Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in wabiga Shabelle uu fatahaad ku sameeyay deegaanno badan oo ka mid ah gobolkaasi, iyadoo lasoo sheegayo inay jiraan deegaanno go’doon…
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Shir Looga Hadlayey Ka hortagga Abaaraha Iyo u Adkeysiga Aafooyinka Oo Ka Dhacay Kismaayo Wasaaradda beeraha Xoolaha iyo Kalluumeysiga Jubbaland ayaa kulan ku qabatay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, waxaana looga hadlayey sidii looga hortagi lahaa abaaraha iyo u adkeysiga aafooyinka. Waxaa goob…