1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaannadii Shalay Ay Ku Dagaallameen Galmudug Iyo Al-shabaab Waxaa xaalad degannaansho ah laga dareemayaa maanta oo jimco ah deegaanno ka tirsan gobolka Mudug oo ay ku dagaallameen ciidamada Galmudug iyo Xarakada Al-shabaab. Deegaanno hoostaga deegaanka Af Barwaaqo ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Soomaali Cudurka Indha-caseeyaha Ugu Geeriyootay Dalka Angola Ugu yaraan 180 qof oo 12 ka mid ah ay Soomaali yihiin ayaa Dalka Angola ugu geeriyooday cudurka loo yaqaano Indha-caseeyaha (Yellow Fiver ). Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka Adduunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Muddo Kordhin u Sameeyay Xafiiska UNSOM 15-ka xubnood ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo ugu daray Xafiiska UNSOM, kadib kullan ay ku yeesheen maalintii shalay ahayd magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Qaraar lambarkiisu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas “Weli Ma Dhammaan Dagaallada Aan Kula Jirno Al-shabaab” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kormeer ku tagay deegaannada dhawaan ay ku dagaallameen ciidamada Al-shabaab iyo kuwa maamulkiisa ayaa sheegay in il gaar ah ay ku hayn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Gobolka Nugaal Oo Digniin u Diray Milkiilayaasha Hoteellada Iyo Wadayaasha Gaadiidka Dadweynaha Taliska ciidanka Booliiska ee gobolka Nugaal ayaa digniin u diray Milkiilayaasha hoteellada ku yaalla gobolkaasi iyo sidoo kale darawallada gaadiidka dadweynaha, taasi oo ku aadan in aysan u ixsaan falin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka Seeraar “Puntland Waxaan La Garab Taagannahay Taageerro Dhan Walbo Leh” Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in taageero dhan walbo leh ay la garab taagan yihiin maamulka Puntland oo dhawaan ciidamadiisu dagaal la galeen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka maamulkaasi Cabdinaasir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Golaha Wasiirada Oo Maanta Looga Hadlay Arrimo Ku Saabsan Amniga Dalka Iyo Abaaraha Jira Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Cumar Oo Ka Warbixiyey Waxyaabihii Uu Kala Soo Kulmay Odayaasha Dhaqanka Hiiraan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagey magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa kulamo kala…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa oo Sheegay iney Lusaka Kula Kulmeen Dalal Afrikaan ah oo Qirsan Inaan Soomaaliya loo Abaalgudin Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News isagoo jooga Lusaka ayaa ka warbixiyaya shirka baarlamaanada Adduunaka iyo waxyaabihii ay la tageen wafdigii ka socda Baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Goobjoog Fm waxay idiin soo gudbineysaa dood ku saabsan abaaraha ka jira dalka, waxaana ka qeybgalaya xildhibaanno, ururudada Bulshada, hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo xubno kale.