1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Socdaalka Nabadda Ku Tagay Waqooyiga Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug State Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo xubno ka mid ah maamulkiisa, Odayaal dhaqameed, siyaasiyiin iyo madax kale ayaa socdaalka nabadda waxay ku tageen Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Warbixiyay Kulan Uu La Qaatay Dhiggiisa Dalka Shiinaha Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay kulankii gaarka ahaa ee uu xaley magaalada Johannesburg kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuriyadda Dadka ee Shiinaha Xi Jinping. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweynaha Puntland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Koonfurta Gaalkacyo Ee Galmudug Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed. Odayaal dhaqameed, Saraakiil ciidan iyo xubno kale ayaa goor dhaw waxay gaareen Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Socdaalkaan ayaa qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruurta Degmada Buurdhuubo Ee Gedo Oo Qaatay Taalalka Cudurka Jadeecada Hay’adda caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa Afar sano kadib ku guuleysatay in Caruurta ku dhaqan degmada Buurdhuubo ee gobalka Gedo ay ka talaasho Cudurka Jadeecada. Saraakiisha caafimaadka ee hay’adda WHO…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraaskiisha Dowladda Federaalka Ee Hiiraan Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ee Gobalka Hiiraan ayaa Guul ka sheegtay dagaal ay Al-shabaab kula galeen deegaan 22 KM u jira magaalada Baladweyne. Korneel Isaaq Cismaan oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Puntland Iyo Galmudug Oo Loogu Baaqay Dhaqan Gelinta Heshiiska Gaalkacyo Mid kamid ah Nabadoona gobalka Mudug ayaa maamullada Galmudug iyo Puntland ugu baaqay dhaqan gelinta heshiiskii la gaaray colaadda Gaalkacyo, si bulshada ay u hesho nabad iyo kala dambeyn. Nabadoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Sheegtay In Mas’uuliyadda Dhib Dambe Oo Ka Dhaca Gaalkacyo Qaadi Doonto Cidii Bilwda Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in masuuliyadda dagaal dambe oo ka dhaca magaalada Gaalkacyo ay qaadanayso cidda billowda. Hadalkani waxaa ka dhawaajiyay wasiirka arrimaha gudaha Somalia Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Shiinaha Oo Dib Usoo Celinaysa Mashaariicdii Ay Ka Waday Soomaaliya Madaxweynayaasha dowladaha Somalia iyo Shiinaha ayaa isku raacay in dib loo soo celiyo mashaariicdii uu Shiinaha ka waday Soomaaliya. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Shiinaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka FBI-da Maraykanka Oo Baareysa In Weerarkii California Ahaa Mid Argagaxiso FBI dalka Mareykanka ayaa sheegtay in ay hadda baarayaan in toogashadii ka dhacday magaladda San Bernardino ee gobolka California ay aheyd mid argagixiso iyo in kale. David Bowdich, oo ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Oo Qaatay Go’aankii Ugu Dambeeyay Ee Nabadda Gaalkacyo Goor dhaw waxaa garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee Magaalada Gaalkacyo kusoo gabagaboobay shir ballaaran oo la’isugu keenay madaxweynayaasha Galmudug, wasiiradooda iyo saraakiisha kala hogaaminaysay ciidankii ku dagaallamay Gaalkacyo. Madashaasi waxaa…