Hambalyo Loo Diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sheeko:Dalka Taliyaasha Ciidanka Asluubta iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Sanadguurada 49Aad ee kasoo wareegtay Aas Aaskooda Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Guud Bashiir Maxamed Jaamac iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Asluubta Oo u Dabaaldegaya Sanadguuradooda 49-aad Maanta oo Sabti ah waxa ay ciidamada Asluubta Soomaaliyeed u dabaaldegayaan markii la aas-aasay ciidankaasi, waxaana Muqdisho iyo meello kale oo dalka ah lagu qabanayaa munaasabadda maalintan. Madaxda sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Luuq Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa wareegto ku magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Luuq ee Gedo, isaga oo xilkii ka qaaday guddoomiyahii hore. Maxamed Xasan Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Iyo Kuwo Ajaaniib Ah Oo Weerar Ka Fuliyey Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwo la sheegay iney ahaayeen Maraykan ka fuliyeen deegaanka Baladul-amiin ee gobolka Shabellaha Hoose. Weerarkan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Hadashay Arrimaha Ku Aaddan Wadahadallada DFS Somaliland ayaa war kasoo saartay arrimaha wadahadalka ee ku aaddan dowladda federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale safarkii madaxweyne Muuse Biixi ku tagay magaalada Addis Ababa. War-saxaafadeedka ayaa sidan u qornaa:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Balcad, Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wararka ayaa waxay sheegayaan in Al-shabaab weerar ku qaadeen fariisin ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay K/Afrika Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay waxa ay weerar ku qaadeen xarun ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaaliyeed. Waxaa la sheegay in ay rasaas ku fureen dadkii ku sugnaa dukaankaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Idaacadda Goobjoog, waxaana idiin tabinaya wariyaheenna Maxamed Cabdi Xasan. Halkaan hoose ka dhageyso warka: Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Gaaray Addis Ababa Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib martiqaad uu ka helay ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya. Biixi ayaa garoonka diyaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Habraac Loo Sameeyey Heshiisyada Ay Gasho Dowladda Federaalka (Akhriso) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku shaaciyey habraac loo sameeyey heshiisyada ay dowladda federaalka ah gasho. Halkaan hoose ka akhriso: