1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Soomaaliyeed Oo Sheegay Iney Soo Qaban Doonaan Dadkii Shacabka Ku Laayay Sh/hoose Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay iney wadaan baaritaanno ku aaddan dadkii ka dambeeyey dilkii shalay deegaanka Xaawo Cabdi loogu geystay dad shacab ah. Jeneraal C/laahi Xasan Bariise, taliyaha hoggaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Kufsiga Iyo Dilka Loo Geystay Gabar 12 Sano Jir Ahayd Saciid C/laahi Dani, madaxweynaha Puntland ayaa ka hadlay dilka iyo kufsiga loo geystay Caasho Ilyaas Aadan oo ahayd 12 sano jir ku nool magaalada Gaalkacyo. Waxa uu sheegay Dani in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shacab Lagu Laayay Deegaanka Xaawo Cabdi Ee Sh/hoose (Dhageyso) Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in rag hubeysan ay dad shacab ah ku laayeen deegaanka Xaawo Cabdi ee gobolka Shabellaha Hoose, barqanimadii maanta. Inta la xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Hiiraan Xalay saq dhexe ayaa diyaarado dagaal waxa ay duqeyn ka geysteen saldhigyo la sheegay in Al-shabaab ku lahaayeen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan. Deaagaanno u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Madaxda Dalalka Ciraaq, Sweden Iyo Talyaaniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar. Shir Madaxeedka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Riddey Xukun Dil Ah Dable Xoogga Dalka Cabduqaadir Maxamuud Cali ayaa loo heystaa dilka Marxuum Cabdiraxmaan Cadow Maxamuud, dilkaasi oo ka dhacay degmada Mahadeey ee Gobalka Shabeelada Dhexe 26-11-2018. Marxuum Cabdiraxmaan Cadow Maxamuud ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Idaacadda Goobjoog, waxaana akhrinaya Hanad Cali Guuleed.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Ka Tirsanaa DFS Oo Lagu Dilay Muqdisho Rag hubeysan ayaa goor dhow waxa ay deegaanka Weydow ee duleedka magaalada Muqdisho ku dileen askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya. Askariga la dilay ayaa watay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Nugaal Oo Digniin Diray Taliska ciidanka Booliiska ee gobolka Nugaal ayaa sheegay in aan la aqbli doonin dhallinyarada amni darrada ku wadda magaalada Garoowe ee gobolkaasi. Xasan C/laahi Maxamed, taliyaha qeybta Booliiska ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Loo Qabtay Dilka Xildhibaan Boqore Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay jiraan dad loo soo qabtay dilkii shalay magaalada Muqdisho loogu geystay xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore. Jeneraal C/laahi Xasan Bariise, taliyaha hoggaanka waaxda…