2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Meel Mariyay Miisaaniyad Sanadeedka 2016-ka Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyada oo looga hadlay qodobo ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaal Beeleed Ka Dhacay Galgaduud Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay beello dhawaan ku dagaallamay deegaanno ka mid ah Galgaduud in ay nabadda qaataan. Mudanayaashaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanada Maamulka Puntland Oo Laga Mamnuucay Dhageysiga Laanta Af-Soomaaliga Ee VOA Wasaaradda warfaafinta maamulka Puntland ayaa wareegto ay soo saartay waxa ay deegaanada maamulkaasi ka taliyo laga mamnuucay in marnaba aanay ka howlgali karin Idaacadda VOA, laanteeda Af-Soomaaliga ah, sidoo kalena…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Kulmiye Ee Somaliland Oo Cagta Saaray Wadadii Uu Ku Baxay Xisbigii UDUB (Warbixin) Dhawaan waxaa magaalada Hargeysa isku casilay wasiiro ka mid ah maamulka Somaliland, taasi oo keentay hadal hayn aad u badan iyo sidoo kale siyaasad ku cusb deegaanada maamulkaasi uu ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadayaal Gaadiid Iyo Shacab Dhibaato Ku Qaba Isticmaalka Wadada Wadnaha Ee Magaalada Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa ku yaalla dhowr goobood oo gaadiidka shacabka laga raaco, kuwaasi oo loo yaqaano Boosteejo, waxaana jira dhib ay qabaan wadayaasha gaadiidka iyo shacabka gaadiidkaasi raaca. Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiinta Gobalka Gedo Oo Weli Ku Heshiin La Maamulka Gobalkaasi Wararka laga helayo degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in khilaaf iyo is marin waa uu ka taagan yahay xilka qaadistii dhawaan lagu sameeyey Gudoomiyahii Gobolka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Biyo Dhigay Wadooyin Badan Oo Ka Da’ay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa xalay iyo saaka ka da’ay roob biyo dhigay wadooyin badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho, kaasi oo sidoo kale meelaha qaar sababay inay hakadaan isku socodka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Sh/hoose Oo Ka Hadlay Halkii Ay Ku Wajahneed Diyaaradii Shalay Ku Dhacay Duleedka Afgooye Maamulka gobalka Shabellaha Hoose ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay halka laga leeyahay diyaaradii shalay kusoo dhacday deegaan ku dhaw degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, iyo sidoo kale halkay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar dheeraad Ah Oo Lag Helayo Diyaaradii Kusoo Dhacday Duleedka Afgooye Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarad shalay gelinkii dambe kusoo dhacday duleedka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, taasi oo la sheegay inay tahay kuwa xamuulka qaada. Diyaaradani ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Lagu Soo Dhaweeyay India (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degey magaalada New Delhi ee caasimadda dalka India, halkaas oo uu kaga qeybgalayo Shir Madaxeedka Waddamada…