1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgali Doona Shir Ka Dhacaya India Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga ayaa la filayaa inuu halkaasi kaga sii amba baxo Magaalada New Delhi ee dalka India.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Garay Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte oo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Gudoomiyaha gobalka Hiiraan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Ka Tirsan Somaliland Oo Is Casilay Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw ay ku dhawaaqeen wasiirro ka tirsanaa maamulkaasi in ay iska casileen xilalkii ay hayeen, ka dib is faham waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Darawallada Mootooyinka Bajaajka Oo Maanta Dibadbax Ka Dhigay Magaalada Muqdisho (Sawirro) Darawalada kaxeeya Mootooyinka Bajaajta ama Seddax Lugoodka ayaa maanta waxay dibadbax ka dhigeen Wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska KM-4. Waxay gaadiidkii Bajaajka ahaa dhigeen bartamaha Isgoyska…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Diini Oo La Kulmay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Ee Ku Sugan Garoonka Balli-doogle (Sawirro) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo kamid yihiin Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, Taliyaha Ciidanka Cirka iyo saraakiil kale ayaa booqasho ku tagey Garoonka diyaaradaha ee Bali-doogle,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Jaray Wadooyinka Gala Degmada Qoryooley Ee Shabellaha Hoose Maamulka degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa sheegay in muddo Laba Todobaad ah ay xiran yihiin dhammaan wadooyinka gala degmadaasi, ka dib roobab ka da’ay halkaasi. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Beello Ku Dagaallamay Baladweyne Oo Heshiis Kala Saxiixday Odayaasha dhaqanka iyo maamulka magaalada Baladweyne ayaa ku guuleystay in heshiis ay kala dhex dhigaan Laba Beel oo dhawaan ku dagaalantay magaaladaasi. Waxgarad kala matalayay Beelahani ayaa magaalada Baladweyne ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Degmada Mahadaay Ee Sh/dhexe Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Wabiga Shabelle uu ku fatahay degmadaasi, kaasi oo saameyn ku yeeshay xaafado badan oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Yeeshay Garoon Diyaaradeed Cusub (Sawirro) Maamulka Galmudug ayaa yeeshay garoon diyaaradeed cusub, kaasi oo qiyaas ahaan 8-km u jira magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Gobalka Jubada Hoose Ciidamada Kenya ee ka mid ah howlgalka AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in gelinkii dambe ee shalay illaa xalay ay duqeyn ka geysanayeen deegaanka Yoontoy ee gobalka Jubada Hoose. Wararka…