1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wada Hadalladii u Dhaxeeyay Dowladda Federaalka Iyo Somaliland Oo Dib u Billaabanaya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan dib u billaaban doono wada hadalkii ay kula jirtay maamulka Somaliland. Ra’iisul wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte oo u waramay warbaahinta dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Miino Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu goor dhaw ka dhacay qarax Miino, kaas oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
5 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Goodax “Kama Qeybgali Donno Wada Hadalka Mooshinka Aan Ka Keennay Madaxweynaha” Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in marnaba aanay ka qeygali doonin kulanka wada hadalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Rajo Ka Muujiyay Xalinta Dagaalladii Qorilley Ee Gobalka Sool Maamulka Khaatumo State ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu xalliyo dhammaan xiisadda colaadeed ee ka taagan deegaanka Qorilley ee gobalka Sool iyo deegaanno kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ahlu-sunna Oo Xabsiga Dhigay Shaqsi Sheegay In uu Yahay Madaxweynaha Gobalada Dhexe Ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca ayaa xalay xabsiga dhigay Cabdullaahi Dhoodi oo shalay duleedka Dhuusamareeb kaga dhawaaqay inuu yahay madaxweynaha maamulka gobalada Dhexe. Maamulka Ahlu-sunna ee degmada Dhuusamareeb waxay sheegeen in C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Diyaarineysa Xeer Ciqaabeedka Ku Saabsan Kufsiga Haweenka Maamulka Puntland ayaa sheegay inay diyaarinayaan xeer ciqaabeed ku saabsan fal dambiyeedka Kufsiga Haweenka lagula kaco. Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha diinta Puntland oo qabatay shir wada tashi hal maalin ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoo Qaasim Cabdalle “Xildhibaanada Koonfur Galbeed Cid Aan Reer Ceelbarde Ahayn Kama Cabanayso” Odayaasha dhaqanka ee magaalada Baydhabo ku xareysan si ay usoo xulaan xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa faah faahin ka bixiyay halka uu marayo qorshaha soo xulista baarlamaanka maamukaasi. Nabadoon Qaasim Cabdalle…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Sheegay In Seddax Degmo Oo Ka Tirsan Bakool Aanay Ka Mid Ahayn Koonfur Galbeed Degmada Ceel-barde ee gobalka Bakool, waxaa maalmihii dambe ka soconayay shirar isugu jiray kuwo siyaasadeed iyo wadatashiyo oo u dhaxeeyay xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya, maamullada deegaanada Ceelbarde, Yeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Degmada Dhuusamareeb Ee Galgaduud Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in nin hubeysan uu rasaaseeyay nin kale oo shacab ah kaas oo fadhiyay maqaaxi ku taalla magaaladaasi. Goojooge ku sugan degmada Dhuusamareeb ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Biyo La’aan Ayaa Ka Jirta Mudug Iyo Galgaduud Maamulka Galmdug State ayaa ka qeylo dhaamiyay Biyo la’aan baasan oo ka jirta deegaanno ka mid ah gobalada Mudug iyo Galgaduud, iyadoo guddi dhawaan loo diray qiimeynta biyo la’aanta ee…