1 daqiiqo Sheeko:Dalka 60 Haween Ah Oo Laga Masaafurinayo Magaalada Kismaayo Saraakiisha Nabad sugidda maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, ka musaafurinayaan 60 Haween ah oo ay sheegeen in ay yihiin xaasaska rag ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye Qarax Bam ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Wararka ayaa waxay sheegayaan in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Hadlay Sababta Puntland Ay Uga Baxday Shirka Ka Socda Magaalada Muqdisho Professor Cabdikariin Daa’uud Nuur oo wax badan ka falanqeeya arrimaha siyaasadda dalka ayaa ka hadlay sababta rasmiga ah ee Puntland ku kalliftay in shirkaasi ay isaga baxdo. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wadatashiga Dowladda Iyo Maamul Gobaleedyada Oo Galaya Maalintii Sedexaad Shirka wada tashiga ee u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada ayaa galaya maalintii Sedexaad, xilli shirkaasi isaga baxeen xubnihii matalayay maamulka Puntland. Waxyaabaha shirkaan looga hadlayo ayaa ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dad Muhaajiriin Ah Oo Ku Geeriyooday Badda Turkiga Ugu yaraan 13 muhaajiriin ah ayaa ku dhimatay Badda turkiga kadib markii doon ay ku tahriibayeen ku dhacday Markab. Dhacdadaan ayaa ka dhacday xeebta dalka Turkiga gaar ahaan meel u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Shirka Wada Tashiga Dowladda Iyo Maamul Gobaleedyada Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka aragti dhiibtay shirka ka socda magaalada, kaasi oo looga hadlayo aayaha Soomaaliya iyo hanaanka doorashada dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Ah: Shirka Muqdisho Ka Socda Annaga Shaqo Kuma Lihin Ururada Bulshada rayidka ah ayaa sheegay in marnaba aysan taageeri doonin qodobada kasoo baxa shirka ka socda magaalada Muqdisho ee looga hadlayo aayaha dalka iyo hiigsiga 2016-ka. Gudoomiyaha Jilayaasha aan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabdhaha Da’da Yar Ee Barakacayaasha Oo Haya Shaqo Badan Misana Faa’ido Yar Gabdho yar yar oo da’doodu u dhaxaysa 15 ilaa 8-sano jir ayaa Macmacaanka Sisinta, Looska iyo Xanjada ku wareejiya hareeraha wadooyinka Magaalada Muqdisho, Waxaana qarashaadka ay ka helaan waxyaabahaasi ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Shaacisay Tirada Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Dib Looga Soo Celiyay Xeryaha Dhadhaab Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR ayaa sheegtay in hay’adu ay kasoo qaaday xerada qaxootiga ee Dhabaab ee ku taala woqooyi bari Kenya qaxooti Soomaaliyeed oo tiradoodu tahay 4,108 qof…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Milatariga Kenya Oo Sheegay Inay Dileen Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Militeriga dalka Kenya ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Xinhua in ciidamadooda ka mid ah hawlgalka Amisom ee nabad illaalinta u jooga Soomaaliya ay ka dileen xarakada Al-shabaab 8 dagaalyahan…