Isbedal Amni Oo Laga Dareemayo Degmada Caabudwaaq Ee Galgaduud Sheeko:Dalka Dhawaan ayaa amniga guud ee degmada Caabudwaaq waxaa lagu wareejiyay guddig amni, ka dib markii degmada ay noqotay mid marti gelisa xilli walba falalka amni darrada ah. Waxaa degmada loo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Hor Leh Oo Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Soo Gaaray Boosaaso Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari soo gaaray dad Soomaaliyeed oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen, kuwaasi oo kasoo amba baxay dekadda Mukalla. Dadkaan ayaa tiro ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Jaamacadda Carabta ku Ammaaney Taageeradooda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay danjireyaasha dalalka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya. Madaxweynaha iyo danjireyaasha ayaa ka wadahadley xaaladaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jilayaasha Aan Dowliga Ahayn Oo Ka Digay In Dalka Uu Galo Qalalaase Siyaasadeed Ururada Bulshada rayidka ah ayaa ka hadlay mooshinka dhawaan laga keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ay ka digeen in dalka uu galo Qalalaase Siyaasadeed. Cabdulaahi Maxamed Shirwac oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Kenya Oo Cabsi Soo Wajahday Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya ayaa xilligaan waxaa soo food saartay cabsi aad u daran, ka dib markii ay soo bateen dadka gurayaha lagala baxo, mise Meydadkooda wadooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Galgaduud Oo Ka Digay Dagaallo Ka Dhaca Gobalkaasi Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalka Galgaduud ayaa ka digay dagaallo ka dhaca gobalkaasi, ka dib markii ay sheegeen in maamulka Galmudug uu billaabay inuu ciidamo kusoo daabulo deegaanno gobalkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Khaliif Maxamed “Mooshinka Waa Mid Madaxweynaha Lagula Xisaabtamayo” Xildhibaan Khaliif Maxamed Xaaji oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in rajo wanaagsan ay ka qabaan meel marinta mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobalka Gedo Oo Ku Baaqay In Laga Fiirsado Mooshinka Ka Yaalla Madaxweyne Xasan Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobalka Gedo ayaa ku baaqay in laga fiirsado mooshinka ka yaalla madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyaga oo sheegay in mooshinkaan uu dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deeganno Ka Tirsan Shabellaha Hoose Oo Lagu Dagaallamay Degnanaasho ayaa saaka laga dareemayaa deegaanada Sabiib iyo Caanoole oo duleedka ka ah degmada Mareerey ee gobalka Shabellaha Hoose, halkaasi oo shalay ay ku dagaallameen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Taagan Deegaanka Xaafuun Ee Puntland Xaalad Biyo la’aaneed oo sameyn ku yeelatay Nolosha dadka iyo duunyada ayaa laga soo sheegayaa deegaanka Xaafuun,Gobolka Karkaar ee Maamulka Puntland. Maxamed Ciise Maxamuud Oo kamid Ah Ururka dhalinyaradda ee…