2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa “Heshiiska Aan La Galnay Baarlamaanka Kenya Waa Mid Faa’ido Ugu Jiri Doonta Shacabka Soomaaliyeed” Guddoomiye ku xigeenka guddiga Arrimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay heshiis 21-kii bishaan magaalada Muqdisho ay ku kala saxiixdeen guddiyada difaaca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Rakaab Ah Oo Markii Ugu Horeysay Ka Degtay Garoonka Baardheere Ku Dhawaad 10-sano (Sawirro) Diyaarad Rakaab ah ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka degtay garoonka degmada Baardheere ee gobalka Gedo, halkaasi oo dhawaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM kala wareegeen Xarakada Al-shabaab. Diyaaradaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Loogu Baaqay Xalinta Beelaha Saluugsan Maamulkiisa Mid ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda deegaannada Galmudug ayaa ugu baaqay madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed in uu xalliyo saluugga ay qabaan qaar ka mid ah beelaha deggan gobalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Ku Dhaqan Shabellaha Dhexe Oo Ka Digay Mooshinka Laga Geeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobalka Shabellaha Dhexe ayaa ka digay mooshinka ay xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ka geeyeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Suldaan Axmed Rashiid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Aragti Ka Dhiibtay Waqtiga Dowladda u Haray Iyo Shaqooyinka Horyaalla Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqsdisho ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen waqtiga u haray dowaldda Federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale shaqooyinka u haray. Shacabka qaar oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Shabellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab. Dagaalkaan ayaa ka socda deegaanno…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika “Howlaha Aan Ka Wadno Soomaaliya Uma Hakanayaan Weerarada Al-shabaab” Ergeyga u qaabilsan u qaabilsan Soomaaliya Maman Sidikou ayaa cambaareyn usoo jeediyey weerarkii Al-shabab ay ka geysatay magaalada Kismaayo, weerarkaas oo ay ku naf waayeen 20 qof halka 30 kalena…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud “Sharciga Ma Ogola Xildhibaan Fasax La’aan Isaga Maqan” Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul waxa uu uga hadlay arrimaha ku aadan ka maqnaanshiyaha xildhibaanada qaar ee kulamada baarlamaanka Soomaaliya. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliiska Puntland Oo Digniin u Diray Shacabka Ku Nool Magaalada Qardho Taliyaha ciidamada Booliiska Puntland Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf oo kormeer ku tagay xarumaha ciidamada Booliiska ee deegaanada maamulkaasi ka arrimiyo ayaa sheegay in ay wadaan ka talis ahaan sidii dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Magaalada Baydhaba Oo Laga Shiray Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayay amniga guud ee magaaladaasi iyo sida loo sugi karo, kaasi oo saacado badan socday. Kulanka waxaa…