1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil AMISOM Ah Oo Waxyeello Kasoo Gaartay Weerarkii Kismaayo Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar Ismiidaamin ah oo maanta rag ka mid ah Al-shabaab ku qaadeen Jaamacadda Magaalada Kismaayo oo tababar lagu siinayay ciidamo ka tirsan xoogga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Cambaareeyay Weerarkii Maanta Ka Dhacay Kismaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa cambaareeyey qarax loo adeegsaday gaari oo lagu weeraray xaruntii hore ee Jaamacada Kismaayo, oo fariisin u aheyd ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Ismiidaaminta Ee Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Weerar Ismiidaamin ah ayaa maanta waxaa lagu qaaday xarun ay ku tababaranayeen ciidamo ka tirsan xoogga Dalka oo ku taalla magaalada Kismaayo, gaar ahaan jaamacadda magaaladaasi. Warar dheeraad ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Degmada Cadaado Oo Go’aanno Cusub Laga Soo Saaray Guddi u xilsaaran amniga Galmudug ayaa kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxa ay kaga hadleen amniga degmadaasi, iyaga oo go’aanno soo saaray. Gudoomiyaha degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Weerar Ismiidaamin Ah Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay weerar Ismiidaamin ah, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Ka Walaacsan Xaaladda Ay Ku Noolyihiin Dadka Ku Dhaqan Baardheere Iyo Diinsoor Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay xaaladda ay ku sugan yihiin shacabka ku dhaqan degmooyinka Diinsoor iyo Baardheer, ka dib dhawana markii degmooyinkaasi lagala wareegay Al-shabaab. Peter De Clercq oo ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf u Dhaxeeyay Booliiska Iyo Maxkamadda Racfaanka Shabellaha Dhexe Oo La Xalliyay Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in la xalliyo khilaaf muddo ka dhex taagnaa taliska ciidamada booliiska ee gobalkaasi iyo sidoo kale maxkamadda racfaanka ee gobalka Shabelaha Dhexe. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gedo Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guullo ka sheegtay dagaallo ay deegaanka Garilley ee gobalkaasi kula galeen Xarakada Al-shabaab. Cismaan Nuux Xaaji oo ka mid ah saraakiishaan ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Magaalada Marka Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal, taas oo u dhaxeysa beello wada degan gobalkaasi. Gudaha magaalada Marka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ahlu-sunna Oo Hawada Ka Saartay Idaacado Ka Howlgala Galgaduud Wararka naga soo gaaraya gobalka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in maamulka Ahlu-sunna ee gobalkaasi ay albaabada isugu dhufteen Seddax Idaacad oo ku yaallay gobalkaasi. Idaacadahaan oo ku kala yaallay…